Halane jama

Halane jama Mar hadaad nasoo booqatay kusali xabiibkeeni mahamed (scw).

Dhiggaada waa nocee keyga waa A+Dabecadaha dadka A+ka waxaa ka mid ah ■ Dad nabadda jecel oo jecleen dagaalka■ Daacadnim...
17/07/2023

Dhiggaada waa nocee keyga waa A+

Dabecadaha dadka A+ka waxaa ka mid ah

■ Dad nabadda jecel oo jecleen dagaalka
■ Daacadnimo qofka A+ waa qof daacad ah
■ Deeqsinimo waa qof wax quura in uu bixiyo oo deeqsi ah
■ Qof qalbi jilicsan oo u sahlan in uu si sahlan u ooyo
■ Qof shaqo badan oo hal abuur badan
■ Qof dulqaad badan
■ Qof aan saxiib laheen oo kiligii duul ah
Laakiin waa ay madax adagyihiin. 🙆

Sifooyinka aan kor ku xusnay ma isku aragtay ?

Hadaad isku aragtay waxaad tahay A+.

Ahmed waa wiil Muslin ah oo u dhashay dalka Suuriya wuxuu  ogolaansho ka helay maxkamadaha Dalka Sweden iniu safaarada  ...
16/07/2023

Ahmed waa wiil Muslin ah oo u dhashay dalka Suuriya wuxuu ogolaansho ka helay maxkamadaha Dalka Sweden iniu safaarada Israe horteeda ku gubo kutubta injiil iyo towraad oo ay kala aaminsan yihin kirshtaanka iyo yahuuda markuu damcay in uu gubo ayuu saxaafada la hadlay

Asagoo shuminaya kutubta injiil iyo towraad wuxuuna yidhi

"Musliminta ama islaamka ma gubaan kutubta waxayna ixtiraamaa diimaha kale waana in la ixtiraamaa kitaabka quraanka.

Islaamka horey ayaa loo yidhi waa nasteexo wuxuu mudan yahay in magaciisa kor loo qaado

"Doqonow jacayloowDumarkaba malaysideMaraggaa laguu soo dirayOo laguugu dawgalay"Khaliil Bashiir oo kamid ah dhalinyarad...
16/07/2023

"Doqonow jacayloow
Dumarkaba malayside
Maraggaa laguu soo diray
Oo laguugu dawgalay"

Khaliil Bashiir oo kamid ah dhalinyarada Xamar oo hada ku nool dalka Canada ayaa nolashiisa oo dhan waxaa sidan u galay Gabar uu aad jeclaa oo balan uga baxday.

Khaliil haatan waa qof xanuunsan oo maskaxda looga jiro, wuxuuna kadhacay Nolasha.

Kahor intuusan yara xanuunsan wuxu ahaa Qof wax kasto heysta oo nolasha u dhameystiran tahay

Muuqaaladiisa oo lasoo dhigay baraha bulshada ayaa saameyn gaar ah ku yeeshay qof walbo oo daawaday.

Ilaaheey caafimaadkiisa ha usoo celiyo walaalkeen Khaliil Bashiir.

Arday isku fasal ah oo dhigta cilmiga Engineering-ka ayaa ku heshiiyay innay fasax ku galaan diyaarad. Ka dib markii ay ...
16/07/2023

Arday isku fasal ah oo dhigta cilmiga Engineering-ka ayaa ku heshiiyay innay fasax ku galaan diyaarad.

Ka dib markii ay diyaaradii fadhiisteen ayaa loo sheegay innay qaar ka mid ah ardayda jaamacadu sameeyeen diyaarada ay saaran yihiin.

Halmar ay albaabka boobeen, oo ay banaanka u baxeen, laakiinse macalinkii wuu dhex fadhiyay isagoo qoslaya. Markii la weydiiyayna wuxuu ku jawaabay,, waxaan kalsooni ku qabaa innaanay diyaarada ardaydu sameeyaan weligeed istaadhmayn/shidmayn“😂

18 sano kahor mulkiilaha Facebook ee Mark Zuckerberg ayaa 5 kamid ah asxaabtiisa ku marti qaaday qolkiisa Havard si uu u...
15/07/2023

18 sano kahor mulkiilaha Facebook ee Mark Zuckerberg ayaa 5 kamid ah asxaabtiisa ku marti qaaday qolkiisa Havard si uu ugala hadlo arrinta ikhtiraaca website-kii facebook.

Martiqaadkaas waxa soo haleelay keliya 2 kamid ah asxaabtiisa, weydhegeysteen waxayna ka caawiyeen siduu uu hawada usoo gelin lahaa mashruucaas.

Maanta labadaas nin waa Billioneerro, waxayna hantidoodu gaadhaa: Dustin Moskovitz (17.8 Billion oo dollar) iyo Eduardo Saverin (20 billion oo dollar).

Ninka dunida ugu  gaaban.Guinness World Record Book oo ah buuga dhacdooyinka iyo arrimaha ugu layaabka badan ee dunida l...
15/07/2023

Ninka dunida ugu gaaban.

Guinness World Record Book oo ah buuga dhacdooyinka iyo arrimaha ugu layaabka badan ee dunida lagu qoro, ayaa ninka ugu gaaban raga aduunka u aqoonsatay oday laba iyo todobaatan jir ah oo u dhashay dalka Nepal.

kaas oo lagu magacaabo, Chandra Bahadur Dange.

Dhismahan kuu muuqdaa maaha Hotel five star ah mana aha goob ganacsi ama Mall balse waa Qubuuro dadka lagu aaso.Dhismaha...
15/07/2023

Dhismahan kuu muuqdaa maaha Hotel five star ah mana aha goob ganacsi ama Mall balse waa Qubuuro dadka lagu aaso.

Dhismahan oo lagu magacaabo Ecumenical Memorial Necropolis waxay u diiwaangashan yihiin Xabaalaha ugu dheer Caalamka, waxayna ka kooban yihiin 14 Fooq ama Dabaq oo si heer sarraysa loo dhisay.

Waxaana qol ku yaalla dabaqa sagaalaad lagu aasay Ciyaarhayahankii reer Brazil ee Pele kaas oo u geeriyooday cudurka Cancer ka.

Xabaalahan ayaa ku yaalla deegaanka Santos oo ahayd goobtii uu ku soo shaac baxay ninkii saddex jeer Koobka Adduunka qaaday ee Pele.

Waxaana xabaalahan la dhisay 1983 kii, waana qubuuro leh beer weyn, Makhaayada cunto iyo madxaf lagu kaydiyo aasaarta.

Haddii aad tahay qof dhuuban cuntada aad doontid ayaad bilaash ku cunaysaa.Waa hudheel laga cunteeyo oo ku yaalla Myanma...
30/05/2023

Haddii aad tahay qof dhuuban cuntada aad doontid ayaad bilaash ku cunaysaa.

Waa hudheel laga cunteeyo oo ku yaalla Myanmar ama Burma kaas oo soo dejiyay qaab yaab leh oo uu macaamiishiisa ugu samaynayo qiimo-dhimis ku xidhan dhuubnidaada.

Hadii aad buuran tahay lacagta wad wada bixinaysa.

Hadi ad yara dhuban tahay kala badh ayad bixinaysaa
Haddi aad naf tahayna bilaash ayaad wax ku cunaysaa.

Tolow qofma ayad garanaysaa oo bilaash ku cuntayn lahaa so mention garee.

Raysal wasaare Xamse Cabdi ayaa yidhi; "Haddii riyadii Turkiga uu fuliyey Erdogan, Soomaali waxa ay haysataa Xasan Shiik...
29/05/2023

Raysal wasaare Xamse Cabdi ayaa yidhi; "Haddii riyadii Turkiga uu fuliyey Erdogan, Soomaali waxa ay haysataa Xasan Shiikh oo dhabaynaya riyadeena."

Address

Nairobi
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halane jama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category