Ducaale Pro

Ducaale Pro KU SOO DHAWAW
Wariye ducale DHEH FOLLOW TO ducale

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh ayaa la kulmay La-taliyaha Mareykanka ee Arrimaha Carabta & Afrika, Massad Boulos, ...
17/04/2026

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh ayaa la kulmay La-taliyaha Mareykanka ee Arrimaha Carabta & Afrika, Massad Boulos, iyaga oo ka wada-hadlay xidhiidhka labada dal iyo xoojinta iskaashiga arrimaha gobolka & caalamka.

  DEGDEG Iiraan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay xireyso oo ay ka hortagayso wax maraakiib ganacsi ah inay maraan Ba...
15/04/2026

DEGDEG Iiraan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay xireyso oo ay ka hortagayso wax maraakiib ganacsi ah inay maraan Badda Cas illaa Gacanka Cumaan , haddii Mareykanka uu sii wado qorshaha uu isku dayayo inuu go’doomiyo dekedaha Iiraan, sida uu shaaciyay taliyaha xarunta taliska guud ee Khaatam al-Anbiya ee ciidanka Iiraan, Ali Abdollahi Aliabadi.

Fiiro gaar ah;

Trump,isagoo ka dab qaadanaya Netanyahu wuxuu dunidda u sheegay inuu ka hortagayo khatarta Iiraan oo dhibaato taagan joojinayo, balse go’aanka Trump wuxuu dhaliyay dhibaatooyin aan h**ey u jirin,laga billaabo xirnaashaha Hormuz oo saameysay dunidda oo dhan iyo hanjabaada Iiraan ka soo baxaysa ee Badda Cas iyo Gacanta Cumaan, taa oo haddii ay dhacdo burbur dhaqaale iyo sicir barar aan h**ey loo arag dunidda dhexda u galinaysa.

Ku sii dhex jirka dagaalkan, wuxuu daqiiqad kasta sare u qaadayaa Trump oo luminaya saameyntiisa iyo Iiraan oo sare u qaadaysa kaararkeeda cadaadiska caalamiga ah.

Koox xiriir la leh Iiraan oo internetka wax ku jabsata ayaa u dhacday telefoonka taliyihii h**e ee ciidanka Israa’iil, H...
09/04/2026

Koox xiriir la leh Iiraan oo internetka wax ku jabsata ayaa u dhacday telefoonka taliyihii h**e ee ciidanka Israa’iil, Herzi Halevi oo ay kala deggeen sawirro iyo xog kale oo ay ku jirto booqashooyin qarsoodi ah oo uu ku tagay dalalka Carabta.

09/04/2026

Doorashada adag ee Jabuuti berri ka dhacaysa, ku nasiibso cidda guulaysanaysa.

"Waan aamini waayay waxaan maqlayay. Waxay dhahayeen: " Ma Carab ayaad tahay?', markaan dhaho mayee Maraykan ayaa ahay. ...
09/04/2026

"Waan aamini waayay waxaan maqlayay. Waxay dhahayeen: " Ma Carab ayaad tahay?', markaan dhaho mayee Maraykan ayaa ahay. Waxay dhahayeen: 'Hadaa waan ka sheekaysan karnaa xumaanta Carabta iyo siddaan u necebnahay Fa*lastiin.' Waxaan ka qayb galay dibad baxyo ay lahaayen ha naga baxaan qaxootigu. Dadka Afrikanka xitaa ma ogola. Way takooran oo waxay siiyan daawoyin dhalmada lagula dagaallamo, ma doonnayan in ay dadka kale ku dhex dhallaan. Itoobiyanka ayay siiyan daawoyinka dhalmada lagulla dagaallo."

"Meeshas wax rajo ah macal shacabkoda k**a muuqato. Waa meel loo dhisay kala sarrayn iyo nacayb. Tanni waa xaqiiqada dhabta ee ISR. Waa dal hal koox u xidhan. Yuh*uda waxay ku dhisantahay nacayb."

Abby Martin, oo ah wariye Maraykanka u dhalatay dhawaana ISRL, booqatay ayaa sheegtay in dalkaasi yahay mid nacayb ku dhisan.

Ducaale Pro

Xafiiska warfaafinta DDS iyo dhalinyarada Tiktokerska Deeganka ayaa kulan yeeshay.
02/01/2026

Xafiiska warfaafinta DDS iyo dhalinyarada Tiktokerska Deeganka ayaa kulan yeeshay.

Dhallinyaradii shuhadada ahaa ee reer Awdal, u ma dhiman Seylac, ee waxa ay u dhinteen wax ka weyn oo ah qaddiyad iyo hi...
08/12/2025

Dhallinyaradii shuhadada ahaa ee reer Awdal, u ma dhiman Seylac, ee waxa ay u dhinteen wax ka weyn oo ah qaddiyad iyo himilo. They died for the rightful cause and legitimate aspirations of the people of Awdal. Arrinta Seylac keliya waa "trigger".

Haddii taallo loo dhisayo, sidaas ayaa la gu xasuusanayaa. Cidda dishay waa Somaliland, ee ma aha beenta kale ee ku saabsan jiho qarsoon oo aan la garanayn. Labadaas arrin ba waa marin-habaabin! 🤔

DDucaale Pro

Ra'iisal Wasaarihii ugu wakhtiga dheeraa ee soo mara taarikhda Wadanka Soomaaliya tan iyo maalintii Xoriyada la qaatay. ...
24/11/2025

Ra'iisal Wasaarihii ugu wakhtiga dheeraa ee soo mara taarikhda Wadanka Soomaaliya tan iyo maalintii Xoriyada la qaatay. Xamse Cabdi Bare Waa qofka kaliya ee nasiibkaasi yeeshay.

Ducaale Pro

Maanta.-Madaxweynaha iyo Shirka culimadda.-Ra'iisul wasaaraha shirkada Shirka NIRA.-Ra'iisul wasaare ku xigeenka 1aad sh...
24/11/2025

Maanta.

-Madaxweynaha iyo Shirka culimadda.

-Ra'iisul wasaaraha shirkada Shirka NIRA.

-Ra'iisul wasaare ku xigeenka 1aad shirka Midowga Africa iyo Midowga Yusub.

-Ra'iisul wasaare ku xigeenka 2aad shirka ka socda Sucuudiga.

- Wasiirka waxbarashada Shir u dhexeeya Qatar iyo Somalia.

- Wasiirka amniga Shirka Interpol.

-Wasiirka Caafimaadka shir u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkey.

- Wasiirka Dakadaha Shirka Hay'ada Caalamiga ah ee badaha.

Hadaba ma shaqo adag oo Dowladu haysaa mise waa iska kulamo miisaaniyad ku baxdo?

Ducaale Pro

Suxufi Maxamed Andar iyo sawir qaade la socday oo kamid ah wariyeyaasha ka hawlgala magaaladda Hargaysa ayaa lagu xidhay...
04/11/2025

Suxufi Maxamed Andar iyo sawir qaade la socday oo kamid ah wariyeyaasha ka hawlgala magaaladda Hargaysa ayaa lagu xidhay magaaladdasi.Suxufi Maxamed Andar iyo sawir qaade la socday oo kamid ah wariyeyaasha ka hawlgala magaaladda Hargaysa ayaa lagu xidhay magaaladdasi.

Ducaale Pro

Maamulka Woqooyi-bari Soomaaliya ayaa digniin k**a-danbays ah u diray Shirkaha Isgaadhsiinta & Bangiyada deegaannadaas o...
05/10/2025

Maamulka Woqooyi-bari Soomaaliya ayaa digniin k**a-danbays ah u diray Shirkaha Isgaadhsiinta & Bangiyada deegaannadaas oo maamulku sheegey; in ay ka dhego adaygeen bixinta cashuurtii ku waajibtay, ka qayb-qaadashada dowlad-dhiska iyo in ay xarumo-guud ka furtaan Laascaanood.

Ducaale Pro

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ducaale Pro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ducaale Pro:

Share

Category