Bawa media

Bawa media I am a professer of university of Nairobi

30/03/2023

Burtii . Karamardha. Oo Vedio ad uqurux badan laga dubay mansha alah mansha alah taladi halgama Yuusuf dheere. Dhismahedi oo labilabay wale inana yelaynin hada nahay belwaynta WAYTEEN .ABSAME.taalo qofkale leyahay inlaga tago buurta karamardha tasina wa dignin ay bixisay besha burta leh ee .WAYTEEN.

Pegka
Fallow
Lik
Shere
Wa iska wajib
Ee halala dhoco
Mahad sanidindhamantin🙏🙏🙏🙏🙏
Nabadon AbdirAbdirahman Mohamed

21/03/2023

Wa kuma haliyey abwan col. Yuusuf dheere mohamed sugal. Muxuna aha
Kabaro. BAWA.MEDIA.
Fafahinta haliyeygi gesiga aha ee deganka DDS. Kaxoreyay xabashi 1977. Col.yuusuf dhere wuxu aha as asihi jamhadi wslf wuxuna aha hogamiyihi jamhada

Nabadon abdirahman ✍️✍️✍️✍️✍️✍️

21/03/2023

Kumuu aha halyeeygi 1977 jabka wayn ugaystay xabashi
Jawabtu wa xagina.

FOLLOW.LIK.SHERE.

NABADON. ABDIRAMAN✍️

Tacsi iyo murugo laqaybsi Besha wayteen ay lawaybsanayso Umada ku waxuelowday roobkas hufanta wata........... Nabadon......
21/03/2023

Tacsi iyo murugo laqaybsi
Besha wayteen ay lawaybsanayso
Umada ku waxuelowday roobkas hufanta wata...........

Nabadon...abdirahman✍️✍️

Taalo laga dhisayo burta karamardha ee dds. Loo na dhisayo halgamagii wayne ee abwan.col.Yuusuf.dheere.mohamed.sugalMuja...
20/03/2023

Taalo laga dhisayo burta karamardha ee dds. Loo na dhisayo halgamagii wayne ee abwan.col.Yuusuf.dheere.mohamed.sugal
Mujahidkii jabiyay xabashidii deganka gumaysanaysay xiligi.. 1977 wixi kahoreyay. Wuxu aha col. yusuf dhere mohamed sugaal as asihi oyo hogamiyihi. jamhadi .WSLF. wuxuna aha ninkii gumaysiga ka xoreyay deganka DDS. ama somali galbeed. Waxuna aha xasuuqii kadhacay 1977. Karamardha ninkii ugaystay xabashi.

Marka musanayn in talo loga dhiso karamardha .
Mawaxa mudan xabashidi an kagulaysanay in ay talo kadhistan matalaysa in ay naga gulaysten guulaysteen oo ay najabiyen enago jabinay oo sixun u xasuuqnay Karamardha labo tarikhod yelan mayso

Wa laktii burqayar qalanjo oo manta doxadi biyo lomari layahay masha alah. Ala jecliya BAWA.IYO BACAD. BADHTAMAHA  DHANA...
18/03/2023

Wa laktii burqayar qalanjo oo manta doxadi biyo lomari layahay masha alah. Ala jecliya BAWA.IYO BACAD. BADHTAMAHA DHANAN BURIHI BURQAYAR .BURMADOW JANIYO
BANKA BINDHILOY BIYUHU SOCDAN
BARYO YAKUGEYO BANANKII XAWARI.
BERIHI HARMASLEY BANHIGLOD BANANKI BARISACADE .BISHAROY .DHANTO YA KUGUTUMA.🙏

nabadon abdirahman✍️

Dr.sayd mukhtar sayd Nabadon.baaqi saydUgaas jaamacDr. Shekh maxamad maxamud shibiliSayd andirisaq sayd abdirahaman Wa l...
14/03/2023

Dr.sayd mukhtar sayd
Nabadon.baaqi sayd
Ugaas jaamac
Dr. Shekh maxamad maxamud shibili
Sayd andirisaq sayd abdirahaman
Wa laf dhabarta belwaynta WAYTEEN. ABSAME haday matalad tahay iyo hadi kalaba wa hor sedka belsha
WAYTEEN ABSAME.

nabadon Abdirahan mohamed sugal✍️

Kafa idaysi wacan melwalba oo ad jokto aya lugugu bari quranka waliba isagi sifican tajwidka lagaga saxayo kafa idaysi w...
11/03/2023

Kafa idaysi wacan melwalba oo ad jokto aya lugugu bari quranka waliba isagi sifican tajwidka lagaga saxayo kafa idaysi wacan asxabey 👍👍👍👍

Warkii 6lixda duhurnimo dawlad goboledka jibaland. Aya daka waxa kadhacay dagal ba,an oo ay khasare dhimasho iyo dhawacb...
07/03/2023

Warkii 6lixda duhurnimo dawlad goboledka jibaland. Aya daka waxa kadhacay dagal ba,an oo ay khasare dhimasho iyo dhawacba leh ay kaso gadhay labadadhinacba . Waxana so qaday dagalkas. Al shabab. Oo sogalay casimada kismayo. Meshasoy kadhece daglo wawayn dagaldas oo ay kaga dhinten dawlada jubaland sarakil iyocidamo badan
Lagana qabsaday hub ad ubadan iyo gariyal mesha kuwa kalana ana waxba laga qabsanin lkn cidan laga layay war kanaga duhurnimo wa anaga intas
Wasalamu calaykumnwaraxmatulahi wabarakatuhu.
Pegka mel hala gadhsiyo 🙏🙏🙏

Kalasoco Bawa.media.warar sax aha 24.hours.                          Asxabey manta wa 14.shacban.march.na wa 7.markay ma...
07/03/2023

Kalasoco Bawa.media.warar sax aha
24.hours.
Asxabey manta wa 14.shacban.march.na wa 7.markay march.10.kugadho.shacbana 17.kugadho.
Ino xodha 2k hadana pegka melfican hala gadhsiyo ...mahadsanidin dhamantin🙏🙏

Wa culimadi belwaynta wayteen absame oo manta shir garaid kuqgalay dalka ethopia gar ahan deganka .dds. gar ahan gobolka...
06/03/2023

Wa culimadi belwaynta wayteen absame oo manta shir garaid kuqgalay dalka ethopia gar ahan deganka .dds. gar ahan gobolka dhanan. Gar ahan dagmada burqayar shirkas aya waxay kaga hadlen culumaudinka besha wayteen absame
Qodobo ad uwawayn oo dhan kastaba leh

Nugusobir oo naso follow gare lik tuna wa wa dhankina
Mahad sanidin dhamantin🙏🙏🙏🙏


Nabadon abdirahaman ✍️

Maxad kataqanta. Belwaynta. WAYTEEN.ABSAME.TARIIKHDEDA. WAYTEEN.IYO ogaden ya wayn Besha. WAYTEEN. IYO ogaden ya laso ko...
06/03/2023

Maxad kataqanta. Belwaynta. WAYTEEN.ABSAME.TARIIKHDEDA.
WAYTEEN.IYO ogaden ya wayn
Besha. WAYTEEN. IYO ogaden ya laso koriyay.BELWAYNTA WAYTEEN .ABSAME.
MEQA WADAN AYAY DAGTA.MEQA LUQADOD AYAY KUHADLAN. .WAXAY DAGAN1. SOMALIA.
2.ETHOPIA3.KENYA
LUQADAHAY KUHADLAN .
1. AFSOMALI.
2.ETHOPIAN.
3.ENGILISH.
4.KISWAHILI.
5.ARABICK.
intan soshegay iyo dhulkas
Magacyadodi. Waxay kugu
XUSTAY HOOS . .BAWA.MEDIA.
NUGUSO BIIR .OO NASO FOLLOW GARRR lik tana hanaga ilawin
Mahad sanidin dhamantin🙏

Address

Islii
Nairobi
ZIP

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bawa media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bawa media:

Share