wararka dagdaga ee ciyaaraha

wararka dagdaga ee ciyaaraha waxad halkan kala socon karta wararkii ugu dambeyay ee ciyaraha follow naso dheh si ad noola socoto�

🚨 Manchester City waxay kalsooni weyn ku qabtaa inay dhamaystirto heshiiska Elliot Anderson, iyadoo wada-hadalladu hadda...
19/06/2026

🚨 Manchester City waxay kalsooni weyn ku qabtaa inay dhamaystirto heshiiska Elliot Anderson, iyadoo wada-hadalladu hadda marayaan marxaladihii ugu dambeeyay kadib shaqo badan oo si qarsoodi ah looga soo qabtay gadaasha.

Wareeg cusub oo wada-hadallo ah ayaa dhici doona si loo soo afjaro heshiiska khadka dhexe ee Ingiriiska.

Haddii wax walba sidii loo qorsheeyay u dhacaan, Anderson wuxuu mari doonaa baaritaanka caafimaadka (medical) gudaha United States ka hor inta uusan si rasmi ah ugu biirin **Manchester City

ISKU AAD-KA Premier league waxaa la sameynayaa MAANTA 12:00 Duhurnimo insha allah Yaa la rabi leheyd kooxdaada iney isku...
19/06/2026

ISKU AAD-KA Premier league waxaa la sameynayaa MAANTA 12:00 Duhurnimo insha allah

Yaa la rabi leheyd kooxdaada iney isku aadaan?

Kooxaha Barcelona iyo Liverpool ayaa si rasmi ah u muujiyay xiisahooda saxiixa daafaca reer Netherlands Micky van de Ven...
19/06/2026

Kooxaha Barcelona iyo Liverpool ayaa si rasmi ah u muujiyay xiisahooda saxiixa daafaca reer Netherlands Micky van de Ven.

Liverpool walaaq badnaa xagaagaan😀

Labadoodaba Baahi daafac baa haya, balse Ninkaasi Barcelona indha aan ahayn yeelan mayo 😁

🚨𝗗𝗘𝗚-𝗗𝗘𝗚: LIVERPOOL ayaa  dalab Rasmi ah ka Gudbisay  kooxda RB Leipzig si ay ula soo wareegan Xiddiga Yan Diomandé, bal...
19/06/2026

🚨𝗗𝗘𝗚-𝗗𝗘𝗚: LIVERPOOL ayaa dalab Rasmi ah ka Gudbisay kooxda RB Leipzig si ay ula soo wareegan Xiddiga Yan Diomandé, balse Leipzig ayaa diiday dalabkaas

Liverpool ayaa maanta dalab rasmi ah u gudbisay kooxda RB Leipzig dalab gaaraya €100 milyan oo ay ku jiraan gunnooyin dheeri ah, si ay ula soo saxiixato xiddiga reer Ivory Coast ee Yan Diomandé balse kooxda RB Leipzig ayaa si rasmi ah u diidday dalabkaas.

Leipzig waxay doonaysaa inay sii haysato Diomandé, ama ugu yaraan waxay iibin doontaa oo keliya haddii la keeno dalab ka badan €100 milyan. Wararka qaar ayaa sheegaya in qiimo gaaraya €120 milyan uu noqon karo mida kaliya ay aqbali karaan kuna fasixi karaan xiddigan

Dhanka kale kooxaha Liverpool Xiddigan kula tartami kara waa kooxda Paris Saint-Germain iyo kooxo kale oo waaweyn ayaa wali ku jira tartanka loogu jiro saxiixa ciyaaryahanka

Wallee real madrid wey dhaarsantahay xagaaga soo socdo🙆🔥Yaa xigi doono ragaan?
18/06/2026

Wallee real madrid wey dhaarsantahay xagaaga soo socdo🙆🔥

Yaa xigi doono ragaan?

Ow goal ayaa hogaaminaya goolasha laga dhaliyay koob aduunka waxaana ku soo xiga messi
18/06/2026

Ow goal ayaa hogaaminaya goolasha laga dhaliyay koob aduunka

waxaana ku soo xiga messi

🚨🏆 Marc Cucurella ayaa yiri:“Waxaan rabaa inaan ku guuleysto Champions League-ga anigoo jooga Real Madrid. Real Madrid w...
18/06/2026

🚨🏆 Marc Cucurella ayaa yiri:

“Waxaan rabaa inaan ku guuleysto Champions League-ga anigoo jooga Real Madrid.

Real Madrid waa kooxda ugu badan ee ku guuleysatay Champions League,

waxaana doonayaa inaan qayb ka noqdo taariikhdaas.” 🤍🏆

Booooom 🙆🔥
18/06/2026

Booooom 🙆🔥

YARKAAN victor Muñoz waa ku daaye waana Liverbuuloobay, Ar Liverpool kan farqaan ayay gacanta ku dhigeen malaha waxay usoo iibsadeen neef iyo orad inkastoo Statisticskiisa aad u liito uuna iska Da'yar yahay xitaa koox iska yar usoo ciyaaraye balse reds saan filaayo aniga ahaan teyda Yarkaan inay kooxaha Premier League daafacyadooda ku daaldaaliyaan ayay rabaan

Xilli ciyaareedkaan hada dhow dhamaaday waxa uu kooxda Ossosuna dhamaan tartamada oo idil siiyey 7 Goal halka uu u caawiyey 5 Gool oo kaliya, Yarkaan intaan Highlights kiisa kasoo daawaday waa okay oo waa dheereeyaa balse Reds inay Ninkaan Gooldhaliye ama kubad sameeye ahaan ay usoo iibsadeen ilamaha

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when wararka dagdaga ee ciyaaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share