24/08/2026
Shil mooto oo ka dhacey Mooyaale ee dhinaca Kenya, shilkaas waxaa ku dhaawacmey wiil dhalinyara ah oo sheegey inuu ka soo jeedo Qabalaha Qalqalcha Magaciisuna waa Maxamed caliqeer Caliyow (Odomay) inuu yahay ayuu sheegey, wuxuuna uu hadda yaalaa cusbitaalka weyn ee dhinaca Kenya.