Asmo queen

Asmo queen Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Asmo queen, Digital creator, Frankfurt.

Kaas kale unba nafta lagu aminaa..🤩🤩🤩
22/03/2026

Kaas kale unba nafta lagu aminaa..🤩🤩🤩

Sawirkaan wixii aad u garato saar❤
22/03/2026

Sawirkaan wixii aad u garato saar❤

Xanun miyaa kibir miya kalay adi le sheeg🤩🤩🤩
19/03/2026

Xanun miyaa kibir miya kalay adi le sheeg🤩🤩🤩

Maalinta ciida gabar kasta xaajigeda so wadata qof isku camirno rabaa🤩💔
19/03/2026

Maalinta ciida gabar kasta xaajigeda so wadata qof isku camirno rabaa🤩💔

Guurka yaraanta waa barako❤️❤️
19/03/2026

Guurka yaraanta waa barako❤️❤️

𝙒𝘼𝙍- 𝘿𝙀𝙂 𝘿𝙀𝙂 𝘼𝙃Dowlada fadaralka ayaa si rasmi ah u goaan'satay in tilaabo milatary ka qaado madaxweynaha konfur galbeed...
19/03/2026

𝙒𝘼𝙍- 𝘿𝙀𝙂 𝘿𝙀𝙂 𝘼𝙃

Dowlada fadaralka ayaa si rasmi ah u goaan'satay in tilaabo milatary ka qaado madaxweynaha konfur galbeed abdiasiis lafta-gareen lana soo qabto boqolal ciidamada booliska gaarka ah ee harmacad iyo gorgor ayaa loo daabulay deeganada mamulkas kuwaas oo laga dajinayo duleedka degaanka buur-hakaba iyo dagmada baraawe ee gobolka sheebelaha Hoose halkaas oo uu ku suganyahay sarkaal lagu magacabo Abdirahmaan Niishow oo heysta ciidamo aad u faro badan oo la magac baxay Badbadada konfur galbeed"

Sido kale dowlada waxay ciidamada dowlad ee jooga afgooye ku amartay in ay la waregaan kastamka canshuraha afgooye halkas oo dhaqalo kaso gali jireen konfur galbeed waxa aad uso xogeysanayo xiisada konfur galbeed iyo dowlada shalay ayay aheyd marka madaxweyne lafta gareen sheegay in dulaan kasta lagu soo qado is difaaci doono

Horay konfur galbeed waxay ku dhawaqday in ay xariirka u jartay dowlada fadaralka ah xayirad safarna kuso rogtay ciidanka dowlada ee jooga baydhabo!!!

Maxay kula tahay?

Gabdhaan ayaa tiri= Walshey oo ninkeyga qolka jiifka kula jirta uso galayWaxan ku nolaa wadan qurbaha ah waxan dalki kas...
18/03/2026

Gabdhaan ayaa tiri= Walshey oo ninkeyga qolka jiifka kula jirta uso galay

Waxan ku nolaa wadan qurbaha ah waxan dalki kaso qaaday gabar walashey ah kadib markan keenay qurbaha waxan ku iri inta aad sharci iyo shaqo ka heleyso ila joog xata hadad shaqo hesho ila daganow"

Kadibna waxay igu tiri haye inta ay sharciga sugeysay anigu waxa aha qof ilmo leh galina shaqeya odaga i qabana wuxu shaqada kaso rawixi jiray duhurkii aniguna waxan shaqada kaso bixi jiray 5ta galabnimo"

Kadib maalin ayaan ayaan xanunsaday waxana shaqada kasoo tagay xili duhur ah oo ku beegan ilaa 2 duhurnimo waxan toos uso aaday xaafada kadib waxan heystay furo"

Waxan iska furay albaab h**e kadibna wan soo gudbay qolkii jiifka ayaan so galay oo xiran wan garacay waxan is laha odaga aya seexday walashey ayan u wacay ima jawabin kadibna cabaar ayaan sugay"

Qolki marki la furay waxa kaso baxay walashey iyo odaygi naxdin iyo amankag ayaa igu dhacay waxan ku iri maxaa qaldan oo qolka isgu xirteen"

Kadib ninka i qabo ayan ku dhahay walashey maxa qolkada so galiyay asna wuxu igu dhahay ma ogen wan qadan wayay walshey ayaduna way is xanajisay kadibna waxay igu tiri gurigada wan kaga tagaya waxan ku iri oo maxaan kugu sameyay adaba hada qalad weyn galaya

"Waxay igu tiri ninkan adiga kuma baahna mana ku rabo waxan ku tusayaa in lagaa tago kadibna boorsadi ayay qadatay

Ninki i qabay ayan ku iri hada warqadeyda isii way noo kala dhamataye sidii ayuuna igu furay kadibna ayada ayuu guursaday xata walidki iyo walalahed kale dartis ayay u jartay mudo 3 bil ah ma qabin wuu furay"

"Maanta walashey waxaa lay sheegay in ay meelaha dadka homeless ah ama darbi jiifka ah ku nooshahay dad badan aya igu yiri ka roonow oo qaladkedi cinqabtisa wa aragtay soo kaxee aniga waan ka diiday arintaas
In sax tahay iyo in kale dadka ayaan u deynayaaa"

Maxay kula tahay?

Maxaa ku qorsheysan ciida jawaab???
18/03/2026

Maxaa ku qorsheysan ciida jawaab???

Masha Allah qoys qurux badan ❤️❤️
18/03/2026

Masha Allah qoys qurux badan ❤️❤️

Magacaygu waa Nastexo, waxaan ku noolahay qurbaha, da'dayduna waa 26 sano. Waxaan haystaa laba carruur ah, waxaana ahay ...
17/03/2026

Magacaygu waa Nastexo, waxaan ku noolahay qurbaha, da'dayduna waa 26 sano. Waxaan haystaa laba carruur ah, waxaana ahay qof shaqeysta oo isku filan. Waxaan raadinayaa wiil ku nool dalki, oo aan xaas lahayn, aan balwad lahayn, kana mid ah dadka akhlaaqda iyo diinta wanaagsan leh. Ma raadinayo qof hanti leh anigaa heysta in iga filan; wax shuruud dhaqaale ah ku xuri maayo

Waa inu ahadaa nin romantic ah, farxada nolosha jecel, ixtiraam leh,
Daacad ah oo faham iyo is-qadarin yaqaan. Haddii aan isfahanno, diyaar baan u ahay inaan meesha uu joogo ugu tago.

Gabdha salanta ka qaada faraxyalow🤩
16/03/2026

Gabdha salanta ka qaada faraxyalow🤩

Adresse

Frankfurt

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Asmo queen erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen

Kategorie