Nasiib ali officail page

Nasiib ali officail page Musican

01/09/2024

😅😅🤣🤣😂😂

Dadku way wada caqli badanyihin ilaa aay ka hadlaan,✅        Hadaba ma OGTAHAYMarkasto Aamuskagu badanyahayQimahaaguna w...
26/08/2024

Dadku way wada caqli badanyihin
ilaa aay ka hadlaan,✅
Hadaba ma OGTAHAY
Markasto Aamuskagu badanyahay
Qimahaaguna wuu sii kordhayaa

RUN iyo BEEN Aya wada kulmay Beenti ayaa tiri Runeey waxaan raba Inan biyahan kuwada Qabeeysano Inta markey shekada mare...
23/08/2024

RUN iyo BEEN Aya wada kulmay
Beenti ayaa tiri Runeey waxaan raba
Inan biyahan kuwada Qabeeysano
Inta markey shekada maresay
Ruuntii dharka ayeey iska dhigtay
Oo biyihii ayeey isku Tuurtay 💧 💧
Beentina dharki runta ayeey xiratay
Ilaa hada beentii dharki runta ayeey
xirantahay oo ay waliba ku labisantahay
Kuna QARAABATAA👉✅

Xikmadaas waxay lamid tahay
Inta badan bulshadeeni somaaliyeed
Sidey hada uu dhaqmaan

Hadad fahantay waad Faiday

Sida atahay iyo Sida ad rajeyneysoIn aad noqoto Waxa kaliya ee isku xira   Waa sida aad uu dhaqantaa👉✅    Hadad fahantay...
18/08/2024

Sida atahay iyo Sida ad rajeyneyso
In aad noqoto Waxa kaliya ee isku xira
Waa sida aad uu dhaqantaa👉✅

Hadad fahantay waa Faiday

Dulmi waligaa hagarab siin, daalim na waligaa ha gargaarsan, Qof dulman na waligaa haku digan adigoo garabsiin kara✔Hada...
09/08/2024

Dulmi waligaa hagarab siin, daalim na waligaa ha gargaarsan, Qof dulman na waligaa haku digan adigoo garabsiin kara✔

Hadad fahantay waad Faiday

Gafkena iyo gerideena allow
Allow ha kulmin amiin ya allah🤲

Wanaagu ma’aha in aad shaqsi gooni ah aad uga dayataa ee waa in aad uga dayataa shaqsi walba oo kaa wanaagsan ha ahaado ...
07/08/2024

Wanaagu ma’aha in aad shaqsi gooni ah aad uga dayataa ee waa in aad uga dayataa shaqsi walba oo kaa wanaagsan ha ahaado mid faqiir Ah
ama mid kaa da’ayar✅

Hadaad fahantay hee,,,

06/08/2024

An incredible accident 😂😂🤣😅

05/08/2024

😂😂😂🤣
ninkan wa funny aad bu iga qosliya

02/08/2024

Happy birthday Puntland
Na salamia kila wapi ya somali
😂😂🤣😅😅😅
Ogow isku daygu ma ahan
Wax xun dadala wugara hadu
Rabana wu ka walaa 😅😅🤣

02/08/2024

Marka salad subax lagu kiciyo
Adigoo hurdo xun ku hayso
Oo diraca walashaa aad
Umaleysid Qamiiskagi 😂🤣

Taajirnimada qalbiga waxba k**a dhibo faqriga jeebku, laakin faqriga qalbiga waxba uma taro taajirnimada jeebka✅        ...
30/07/2024

Taajirnimada qalbiga waxba k**a dhibo faqriga jeebku, laakin faqriga qalbiga waxba uma taro taajirnimada jeebka✅
HADABAA
Xikmad waxaa ah hadal yar oo macna weyn leh, hadalkaasoo aad la dhacdo macnahiisana noqda mid ku anfaco

HADAAD FAHANTAY WA FAIDAY 🦻👍

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasiib ali officail page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nasiib ali officail page:

Share

Category