
30/08/2025
Hambalyo, Hambalyo, Mudane Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar!
Ku Guuleystaha Abaalmarinta “Star Wide Awards”
Qeybta: Tusaalaha Shaqo wanaag lagu Qabto Dadaal, Daacadnimo iyo Waddaniyad
Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida ayaa maanta ku guuleystay abaalmarintan qiimaha badan, taas oo lagu maamuusayo shaqadiisa hagar la’aanta ah, daacadnimadiisa, iyo waddaniyadiisa dhabta ah ee uu dalkiisa iyo dadkiisa ugu adeego.
Guushan waa mid ka tarjumeysa kalsoonida shacabka iyo kalsoonida lagu qabo hoggaamintiisa wanaagsan. Waxay sidoo kale dhiirrigelin u tahay dhammaan bulshada ku dhiirranaysa halgan iyo horumar ugu adeega qaranka.
Mar kale, hambalyo Madaxweyne.