DAMAL MEDIA

DAMAL MEDIA journalist

18/02/2025

DEG DEG Daawo Ganacsatada Qaadka oo Banaan Xoogan kadhigaya km 4

18/02/2025

Aduunyadu malinba siway kuu soo wajahaysaa dhib iyo dheefba waakusoomarayaan waxaad kaga gudbikartaa adkaysi

15/02/2025

Maxaa kalaqabsaday carab baashal usoobaxday qaacigeeduna ushidanyahay iyo gorilaha duurkiisii looguyimid🤣

15/02/2025

Atariisho baadiyo

15/02/2025

"Burco iyo Hargeysa waa meesha ay kasoo farcamaan Argagixisada iyo Daacishtaba" Reer laascaanood oo ka falceliyay Hadalkii Reer Burco ee taageerida Argagixisada Daa**sh | DAMAL MEDIA

14/02/2025

Laascaanood :- Hotel jabuutaawi waxa caawa kulan is arag ah kuleh Golaha Fulinta iyo Golaha Baarlamaanka SSC-Khaatumo,kadib xilli maalinimadii shalay uu soo afjarmay khilaaf iyo kala argati duwanaasho siyaasadeed oo ka dhashay arrimaha qorista Dastuurka iyo xaaladaha kala guurka.

14/02/2025

Hargaysa mahoyga argagixisadaa--seemore

14/02/2025

Khawaarij abwaan h**e gamaadiid oo meel kageeraaraya

13/02/2025

Ninkii joojiyay showgii xamar lagu qabanlahaa

13/02/2025

Muuqaal soo koobaya labadii marxaladood ee uu soo maray Showgii caawa fashilmay.

13/02/2025

DEG DEG Daawo Dagaal Beeleed Xoogan Oo Saakay ilaa Hada Kasocda Galbeedka Gobalka Mudug Beelaha Leelkase Daarood iyo Sacad Saciid Ayaa in Mudo Ah Kudagaalamaya Lahaanshaha Galbeedka Gobalka Mudug

12/02/2025

Halkan coldaahii go,ay baa iskuhelay

12/02/2025

Ninkan waxbà lagama qabankaro🤣

11/02/2025

Wararkii u danbeeyay ee Buuralayda Calmiskaad Dagaalka ku bilowday weerar loo adeegsaday gaari iyo mootooyin laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayay Cadawga argagixisada subaxnimadii h**e saaka ku soo bilaabeen Ciidmada geesiyaasha ah ee ku sugan deegamo u dhow tuulada Qurac toga Jaceel, Ciidamada oo xog hor dhac ah ka hayey Cadawga ayaa fashiliyay 8 Nin oo qaraxyo lagu soo xiray ka hor intaysan soo gaarin goobihii bar tilmaameed koodu ahaa sida aad ka soo arki kartaa maydadkooda Telegram ka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada.

Ciidamada ayaa wali ku raad jooga firxadka Cadawga👁
FOLLOW DAMAL MEDIA

Head of state :madaxweyne gobolSidee u aragtaa runta biyo kamadhibcaankaa?
10/02/2025

Head of state :madaxweyne gobol
Sidee u aragtaa runta biyo kamadhibcaankaa?

09/02/2025

Dhulka dadki lahaa ba u haraya oohin bay qabsadeen nimqnkii arga gixisada ahaa markii lagujabiyay weerar cir iyo dhulka ah oo ay ciidanka geesiyaasha putland kuqaadeen

09/02/2025

DEGDEG: Xeebaha Puntland ayaa lagu arkay markabkanay leedahay Ethiopia isaga oo si sharci daro ah uga jilaabanay xeebaha Puntland kaluun

Address

Nairobi

Telephone

+254746726899

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DAMAL MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DAMAL MEDIA:

Share