gacmafale media

gacmafale media nagu imow warar sugan iyo barmaamijyo xiiso badan sxbyaal nasoo raac oo follow gareyso pegka mahasanid

01/04/2025

Garoowe: Hadal-jeedintii gudoomiye ku xigeenka degmada Garowe ee ku saabsaneyd Taageeriddii cidaamada difaaca dowlada puntiland oo ka dhacday garoonka mire awaare.

Shacabka  caasimada puntiland ee garoowe  oo galabta tageero weyn u muujinaya  geesiyasha  ciidamada Difaaca Dowladda Pu...
01/04/2025

Shacabka caasimada puntiland ee garoowe oo galabta tageero weyn u muujinaya geesiyasha ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ee ku sugan calmiskaad.

Hambalyo farxadeed oo ku aaddan Ciidul-Fitriga, waxaan u dirayaa dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan ummadda Soo...
29/03/2025

Hambalyo farxadeed oo ku aaddan Ciidul-Fitriga, waxaan u dirayaa dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed iyo bahda Gacmafale Media oo si wadajir ah ugu shaqeeya horumarka iyo wacyigelinta bulshada. Ilaahay ha idinka aqbalo cibaadadiina, ha idin barakeeyo, hana idin siiyo farxad iyo barwaaqo. Aamiin.

GAROOWE: Qeybo ka mid ah aqoonyahaniinta  somaliyaad gaar ahaan kuwa puntiland ee wax kusoo baratay  dalka sudaan  ayaa ...
29/03/2025

GAROOWE: Qeybo ka mid ah aqoonyahaniinta somaliyaad gaar ahaan kuwa puntiland ee wax kusoo baratay dalka sudaan ayaa sameeyey afur wadareed ay ugu mahadcelinayaan wadanka Sudan.

28/03/2025

Gudoomiyha Amal real state mudane Bile Abdulahi warsame kalmadiisa ku aadan madasha xarig jarka
ee shirkadda Dahab Power and water oo laga daahfuray Garowe.

Garoowe:Xaflada  furitaanka shirkada  biyaha iyo korontada ee dahab power  and water  oo ka dhacday maanta garoowe ayado...
28/03/2025

Garoowe:Xaflada furitaanka shirkada biyaha iyo korontada ee dahab power and water oo ka dhacday maanta garoowe ayadoo shirkada soo kordhisay adeegyo qiimo jaban

27/03/2025

Hadal jeedinta Maamulaha Paappa rooti mudane Cabdi Yuusuf Cabdullaahi oo ka hadlay xaflada xarigjarka Paappa Rooti garoowe puntiland somali.

27/03/2025

Hadal jeedinta Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Cabdi Faarax Juxa ee xarig jarka Pappa rooti Puntland.

27/03/2025

Hadal jeedinta Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdi Abdirixman Abshir (Qaan-Qaan)ee xarig jarka Pappa rooti Puntland.

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when gacmafale media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share