01/08/2025
Dhaqnkenu waa …Fiiri sawirka 1aad
ee ma aha ….. Fiiri sawirka 2aad
Waa maqatiga nool ee ah in diintenu anay la dagalin dhaqankena, dhaqankenuna anu xumeyn ee uu yahy mid awoowayaashen iyo ayeeyooyinkeen ay xajisten, xitaa haday badelen diintooda ooy noqden Muslimiin.
Dhaqankenu lid kuma aha diintena😍
Xijabkuna waa sharaf ee maaha Cadadis 😎