Burdaar media

Burdaar media Burdaar media waxad ka heleysa warar iyo Barnaamijyo xaqiiqada ku saleysan. like and share dheh

*Madaxweyne Xasan Sheekh: “57 Sano Kadib, Shacabka Soomaaliyeed Waxay Helayaan Fursad Ay Si Toos ah U Doortaan Hoggaanko...
13/12/2025

*Madaxweyne Xasan Sheekh: “57 Sano Kadib, Shacabka Soomaaliyeed Waxay Helayaan Fursad Ay Si Toos ah U Doortaan Hoggaankooda Deegaanka.

Jamaal oo Loo Magacaabau Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha. #
13/12/2025

Jamaal oo Loo Magacaabau Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha.
#

Dhaqan xumada ka dhex jirta qol yahaan dhaha dalxis baan idin wadaynaa wabaa diin kabax caadiya waliba inaad sino gasho ...
13/12/2025

Dhaqan xumada ka dhex jirta qol yahaan dhaha dalxis baan idin wadaynaa wabaa diin kabax caadiya waliba inaad sino gasho aad bay u'sahlan tahay

Inaad umada wax wacan uso kor dhisaan bay ahayd sida inaad goba taarikhiya geeysan hada waxaan lahad layaa dadka aqli galkaa muqaal ka qaybta commentiga yaala madal xiisbaa misa tumasho.

13/12/2025

Qaabka fuustada looriixo.

Ninkii somali cabowy ahaa walasoo qarxiyey.
13/12/2025

Ninkii somali cabowy ahaa walasoo qarxiyey.

Wasiirka Amniga, Senator Fartaag ayaa shegaySharcigaan booliska waxaa ku saxiixan maxamed siyaad Barre in la tuuro ma fi...
13/12/2025

Wasiirka Amniga, Senator Fartaag ayaa shegay
Sharcigaan booliska waxaa ku saxiixan maxamed siyaad Barre in la tuuro ma fiicno ee nala saxo baarlamaanoow.

Raysal wasaaraha Xamze abdi  ayaa la filayaa in uu iskushaandhayn ku sameeyo Golihiisa Wasiirrada, iyada oo isha lagu ha...
13/12/2025

Raysal wasaaraha Xamze abdi ayaa la filayaa in uu iskushaandhayn ku sameeyo Golihiisa Wasiirrada, iyada oo isha lagu hayo siyaasiyiin muddo sugaya magacaabis.

Dugsiga ku yaalla Maraykanka ayaa Calanka Soomaaliya la sudhay si loogu muujiyo taageerada ardayda Soomaalida ee dhigata...
13/12/2025

Dugsiga ku yaalla Maraykanka ayaa Calanka Soomaaliya la sudhay si loogu muujiyo taageerada ardayda Soomaalida ee dhigata. Go’aankan ayaa la qaatay kaddib hadalkii Trump, waxaana tallaabadan ay ka caraysiisay taageerayaasha Trump.

Waxaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo uu ka qabsoomo shir ay isugu imaanayaan madaxda mucaaradka iyo hoggaamiyeyaasha m...
13/12/2025

Waxaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo uu ka qabsoomo shir ay isugu imaanayaan madaxda mucaaradka iyo hoggaamiyeyaasha maamullada Jubaland iyo Puntland.

Shirkan oo diiradda lagu saari doono xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka, ayaa la qorsheeyay in uu qabsoomo inta u dhexeysa 17–20-ka bishan.

Sida la sheegay, waxaa ka qeyb geli doona madaxda Madasha Samatixinta iyo madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland.

Shirkan ayaa imanaya xilli uu ka harsan yahay wax ka yar 5 bilood muddo-xileedka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo dalkuna wajahayo hubanti la’aan siyaasadeed, maadaama aan weli heshiis laga gaarin nooca doorasho ee dalka laga qaban doono.

Goat-ka Shaleemoyinka iyo Goat-ka kubada cagta.
13/12/2025

Goat-ka Shaleemoyinka iyo Goat-ka kubada cagta.

Boqorka dalka qadar iyo hooyadiis
13/12/2025

Boqorka dalka qadar iyo hooyadiis

Boqolaal Taageerayaal ah ayaa u soo daatay garoonka Salt Lake Stadium si ay u arkaan Lionel Messi oo garoonkaas ku yaala...
13/12/2025

Boqolaal Taageerayaal ah ayaa u soo daatay garoonka Salt Lake Stadium si ay u arkaan Lionel Messi oo garoonkaas ku yaala India booqasho ku tagay.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Burdaar media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share