09/04/2025
Nacas Nacas Dhalay Oon Afkiisiyo Dhagihiisuba Isu Warhayn
Waxa Aan Isaaq Iyo Soomaali Ka Dhaxayn Ee Aysan Kala Taban Karin Kana Wada Hadli Karin
Ee Dhulbahante Iyo Isaaq Ka Dhaxayn Karee Ka Wada Hadli Karaan Maxay Tahay
Waa Dad Ingiriis Iyo Talyaani Uun Taariikhdoodu Kabilaamato Malaha Soomaalina Ahayn
War Ingiriis Iyo Talyaani Ka Hor Bay Soomaali Soomaali Ahayd Dhulkana Lakala Lahaa Qabaa'ilna Loo Kala Daganaa
Kadib Dowlad Baa Lawada Samaystay Oo Wax La Wada Leeyahaa Looga Guuray Qabaa'ilkii
Hadii Wixii Burbureena Qabaa'ilkii Baa Loo Laabtay
Ingiriis Ka Horna Waan Is Layn Jirnay Kadibna Waynu Is Layn Jirnay Waxna Meynu Wada Lahayn
Inaan Wax Wada Yeelanana Soomaali Isu Timid Baa Keentay Ee Ma Jirin Wax H**ey Gaar Inoogu Ahaa Oo Aan Maanta Kawada Hadlayna Oo Soomaali Nimo Ka Hoosaysaa
Dan Soomaaliyeed Hadaan Kawada Hadlayno Haa Way Ina Mideyn Kartaa Sida Taas Muqdisho Taal Balse Dan Ka Hooseysa Oo Nin U Gaar Ah
Puntland Iyo Tolkay Majeerteen Baanu Ku Kala Tagnay Oo Aanu 1998 Wax Wada Dhisaney Layaqaan Bal Adiga Soomaali Ka Hor Iyo Kadiba Meesha Aan Wax Loo Dhan Yahay Kuwada Yeelanay Soomaali Lawadaaga
Warkaasi Sow Ma Cada Soomaaliyeey