Raadsan TV

Raadsan TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Raadsan TV, Media/News Company, Savannah Road, Nairobi.

Saajida Axmed Abdi oo ah ilma yar oo 13 jir ayaa naga maqan fadlan nala raadiya. Saajida waxaa noogu war dambaysay shala...
25/05/2025

Saajida Axmed Abdi oo ah ilma yar oo 13 jir ayaa naga maqan fadlan nala raadiya.

Saajida waxaa noogu war dambaysay shalay subaxdi marka dugsiga la geeyay abaaro 7:30 subaxnimo magaalada Jigjiga, Dugsiga ay Saajida dhiganaysay wuxuu ku yaalaa xaafada Aayar daga.

Fadlan qofkii arka ha nagala soo xidhiidho. +251 93 343 8215 ama 0929254516 ama 0966866626

Sidoo kale ciwaanka Sugawi Mu fadlan fariin noogu soo dir.

Suuqa madow ayuu ilaa shalay markale dollarku kor u kacay, isbuucyadi la soo dhaafay waxaa $100 lagu sarifaayay 15,100-1...
04/04/2025

Suuqa madow ayuu ilaa shalay markale dollarku kor u kacay, isbuucyadi la soo dhaafay waxaa $100 lagu sarifaayay 15,100-15,300 halka shalay uu gaadhay 15,600-15,700.

Guud ahaan aduunka lacagta dollarka ayaa hoos u dhacday kadib dagaalka dhaqaale ee uu Trump ku qaaday wadamada aduunka intooda badna balse lacagta Itoobiya marka loo eego dollarka ayaa marba marka ka dambeyso sii kacaayo.

Trump ayaa markale sheegay in coinanka Kaydka Crypto ee mareykanka lagu dari doono BTC iyo Eth, taas ayaa keentay in mar...
02/03/2025

Trump ayaa markale sheegay in coinanka Kaydka Crypto ee mareykanka lagu dari doono BTC iyo Eth, taas ayaa keentay in markale sare kac sii sameeyaan coinankan oo marka h**e uusan xusin.

02/03/2025

Sheekada Appka C3AI.

20/02/2025

Shaqo aad baahi dhab ah u qabto wali ma lagaa diray? it is all about emotion!

Address

Savannah Road
Nairobi
00100

Telephone

+254717787110

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raadsan TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Raadsan TV:

Share