Maahir

Maahir So dawaada Walal yaal warar sugan iyo video tayo leh wa astantantyda mahadsanid:

18/05/2024
Magaalada Guriceel oo la geeyay ATM Machine oo ah mashiinka lacagta lagala baxo iyo dad badan oo kusoo xoomay.
18/05/2024

Magaalada Guriceel oo la geeyay ATM Machine oo ah mashiinka lacagta lagala baxo iyo dad badan oo kusoo xoomay.

18/05/2024

Nabbi Muxamed SCW❤️

Ama Qosol ama iska daa hadaa noolaato saas alle ha iga dhigo 🤣
12/05/2024

Ama Qosol ama iska daa hadaa noolaato saas alle ha iga dhigo 🤣

12/05/2024

Asaxbay follow igu cawa please 🙏 🥹🤟

12/05/2024

Gun ba ku heshay ader Allah ku raxmado 🤲

Falka lagula kacay ninkaan dhallinyarada ah ee caafimaad ahaan xanuunsanaa, xilli uu ka ambaday reerkiisa, waa fal ka ba...
12/05/2024

Falka lagula kacay ninkaan dhallinyarada ah ee caafimaad ahaan xanuunsanaa, xilli uu ka ambaday reerkiisa, waa fal ka baxsan bini'aaddanimada iyo Islaamnimada.

In dumar loo gacan galiyo, muuqaalkii la arkayna ay ka duubaan inta aysan dilin iyagoo leh "Ashahaado, labo rakco salaad ah duko, waa ku dileynaaye" waa damiir xumo iyo ihaano loo geystay marxuumka, ka hor inta uusan dhiman, waana ka wada xanuunsanay dhammaanteen, inteenna damiirka leh.

Waa fal basiin kusii shubaya dagaal beeleedyada ka jira Mudug, waana xujo hor taallo Maamulka iyo laamaha ammaanka Puntland, haddaan lasoo qaban dumarkaasna ay ka dhalan karto falal ka foolxun.

Soomaali waligeed ayey diriri jirtay, falka noocaan ahna waa mid ku cusub fagaaraha dagaallada sokeeye, kaas oo meesha ka saari kara ilaalin iyo dhowrista birimageedada ay ku jiraan carruurta, haweenka, dadka da'da ah iyo kuwa maskaxiyan xanuunsan.

Reerka uu ka baxay marxuumkan xanuunsanaa iyagana waa la gudboon in aysan ku dayan, oo ay ilaaliyaan birimageedada, dadku waa walaalo aan kala maarmin si kasta ay isku dilaan.

Cali Aadan Muumin

11/05/2024

Address

Bangani
Nairobi

Telephone

+254799991846

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maahir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share