Taleex SSC Media

Taleex SSC Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Taleex SSC Media, Media/News Company, 12 Street, Nairobi West.

07/08/2025
11/07/2025
06/07/2025
06/07/2025

Waa maabka cilmiga dhulka ee Soomaaliya. Waa maab aad muhiim u ah.
Wuxuu kuu muujinayaa guud ahaan, meelaha macaadinta, shidaalka, biyaha, dhagaxda kala duwan iyo waqtiyadii ay sammaysmeen.

06/07/2025

Haddii gobol/qayb kamid ah intaan cadaaw gacanta u gasho, waxaad ogaataa in adiguna aad ku xigtid.

Ilmaha yar ee Xabashiga ah ama Tigreega waxa uu aaminsan yahay inuu Geeska Afrika oo dhan leeyahay, oo uu madax ka ahaa waligiis (ogoow waa been laga dhaadhiciyey).

Adiga, soomaaliga ah, maxaa kuu diiday in aad runta iyo xaqiiqda ah in soomaali ul iyo meyrax tahay aad qalbigaaga iyo jiilka soo socda ku beerto?

Address

12 Street
Nairobi West

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taleex SSC Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Taleex SSC Media:

Share