Warbaahinta Deegaanka Mubarak

Warbaahinta Deegaanka Mubarak This page is the right page for me, you can follow the news of the Mubarak Shabelle region.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka dhacay deegaanka jowhara ee Degmada Awdheegle waxa ay gacanta kusoo d...
16/06/2026

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka dhacay deegaanka jowhara ee Degmada Awdheegle waxa ay gacanta kusoo dhigeen xubin ka tirsan kooxda khawariijta ah, waxaa sidoo kale howlgalkan lagu qabtay tira tuhunsanayaal ah.

Howlgalkan oo ahaa mid aad looga taxadaray ayaa waxaa fuliyay Ururka 203,Aad Guutada 20,aad Qaybta 1,Aad ee Komaandoska Gor Gor ee XDS.

Kaaliyaha Ururka 203,Aad Gutada 20,Aad ee CXDS L/X/le Xassan Yare oo hogaaminayay howlgalkan ayaa Warbaahinta Ciidamada Qalabka side u xaqeejiyay guulaha Ciidanku ay ka gaareen iyo sifeynta kooxdaan caadeysatay dhibateynta Shacabka Soomaaliyeed.

Hanbaliyo Saxibkay Ibrahim Abdulahi Xusen oo ku Magac dheer (Ibrahim Dheere) ayaa loo Magacabay Abaandulaha ururka 205-a...
16/06/2026

Hanbaliyo Saxibkay Ibrahim Abdulahi Xusen oo ku Magac dheer (Ibrahim Dheere) ayaa loo Magacabay Abaandulaha ururka 205-aad Guutada 20-aad we Gor Gor Ciidanka Xoogga dalka Hanbaliyo Saxib Allah ku fududeyo Masuuliyada lagu Egmaday waxa tahay hogaamiye dhab oo ku dhexan wadaniyad iyo Hal adeeg lehna khibrad Ciidan Waxan ku rajeynaya guulo hor leh Hanbaliyo mar kale.

With Apshir Hassan Ali Mohamed – I just got recognized as one of their top fans! 🎉
20/08/2024

With Apshir Hassan Ali Mohamed – I just got recognized as one of their top fans! 🎉

29/07/2024

Taliye Abdi nuurey Degmada Qoryooley

28/07/2024

Ugaaska besha garre ugaas nuur shakooy jibriil ayaa waxaa gudaha magaalada kusoo dhaweeyay ciidanka besha garre iyo dhalin yarada besha garre rag iyo dumarba

25/06/2024

Waraysigaan wuxuu badali dooonaa xalada Gobolka SH Hoose,manta ka jirta guud ahaan

DOY SHABELLE,ayaan si toos ah ugu dhawaqay,dhamayso waraysigaan

Like and Shere gaarsiya Mirifle

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warbaahinta Deegaanka Mubarak posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share