Luuq News Point

Luuq News Point News Company
(5)

04/09/2026

War bixinta duqeynta xalay kasameyeen dowlada federaalka somalia iyo Taliye oo ku dhaawacan degmada Dollow Somalia

19/08/2026

War murtiyeedki Abdirahman Khamiis Ali war kale aya kaso daba dhacay 😂 kuwan dambe wey iska muuqata DC. Daahir muxumed Nuur aya kadhax hadlay ee kii h**e Dc Ali Kidiye Mohamed miyuu ahaa wixii ka shanqariye

Xafiiskaan madaxa banana ee degmada laga hirgalinayo muxuu aha dhalinta maamulka kumaqan iyo maamulka dhalinta kumaqan w...
19/08/2026

Xafiiskaan madaxa banana ee degmada laga hirgalinayo muxuu aha dhalinta maamulka kumaqan iyo maamulka dhalinta kumaqan waxa degmada kasocdo maka warhaayan horta.
Degmada anaga oo joogno aya shalay wixii larabay laga sameystay natiijadeedina sidii xumeyd kudhamatay... mantana waxaan iyo wax kale oo lamid ah ayad aragtan.
Xarig jarka xafiiska saxaafadeed oo ay xarig jaraayaan Engineer kalar iyo Akal iyo maskinkan kale maxey aheyd 😵🫣

Talo hadii aad rabtaan Abdirahman Khamiis Ali iyo tiimkiisa xafiiskaan so xira wixii kale dib aya loo falanqeyn doona

19/08/2026

Aniga oon kufikir aheyn saxiibkey Macalin Abdirahman Khamiis Ali ayan hadana sodhigaya fikirkiisa. Isbadal wa muhiim balse ma ahan kalii ah kursiga gudomiyaha ee sayaasada guud. Tankale isbadalka ha noqdo mid loo wada dhanyahay ee yuusan noqonin manta ayan arkay birina aniga Bes ah aya beer kuso dhax duubay wixii fikir ah oo igu jiro.
Macalin shalay ayad akhrineysay war murtiyeedka beelaha xasan gaashireedle ee manta adiga wax kula fikir ah ood wada hadashan hata ma weyde.
Arintan shir iyo abaabul kuceli baraha bulshada waxaad keenta wax loo dhanyahay

All time   team points
11/08/2026

All time team points

Hambalyo Fei iyo shukriyow oo loo xushay inay kaqeyb galaan tijaabada kamid noqoshada xulka da'yarta somaliaFederal Repu...
10/08/2026

Hambalyo Fei iyo shukriyow oo loo xushay inay kaqeyb galaan tijaabada kamid noqoshada xulka da'yarta somalia

Federal Republic of Somalia

Address

Thika Highway
Nairobi
00100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Luuq News Point posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share