Global Digital Marketing

Global Digital Marketing Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Global Digital Marketing, Nairobi.
(2)

Muhiimadayada koowaad Waa In aanu si qiime jaban leh kor ugu qaadno baraha ganacsigaaga anagoo takhasusay maareynta baraha bulshda , sameynta content-yada , xayeysiinta , kobcinta astaantaada (brand) si aad si fudud ugu gaadhid macmiil badan : 0634833302

13/12/2025

Bandhiga Carwada Ganacsiga Waqooyi Bari

07/12/2025

maalin barako leh! Shirkadda Global Digital Marketing waxay idiin rajaynaysaa Jimce  nabad, barako iyo guul leh.Waxaan u...
05/12/2025

maalin barako leh! Shirkadda Global Digital Marketing waxay idiin rajaynaysaa Jimce nabad, barako iyo guul leh.

Waxaan u taaganahay:

💠 Hal-abuur Digital ah
💠 Xayeysiin casri ah
💠 Soo saarista content tayo sare leh
💠 Kobcinta ganacsigaaga online-ka

Horumarkaaga Ganacsigaagu waa himiladeena!

📞 0634833302 / 0905327917

  Shirkadda Global Digital Marketing ayaa ka mid noqotay carwada bandhigga ganacsiyada ee Maamulka Waqooyi Bari, taasoo ...
03/12/2025

Shirkadda Global Digital Marketing ayaa ka mid noqotay carwada bandhigga ganacsiyada ee Maamulka Waqooyi Bari, taasoo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Waqooyi Bari.

Waxaan ku soo bandhigi doonaa adeegyo casri ah oo ku saabsan:

— Suuq-geynta digital-ka
— Xayeysiisyada online-ka
— Maareynta baraha bulshada
— Naqshadaynta iyo horumarinta summadda (Branding)

Nagu soo booqo carwada si aad uga faa’iidaysato Suuq-gayn digital oo kor u qaadaya ganacsigaaga.

01/12/2025
Shirkadda Global Digital Marketing  waxay si rasmi ah u shaacisay furitaanka boos shaqo oo muhiim ah, kaas oo door weyn ...
28/11/2025

Shirkadda Global Digital Marketing waxay si rasmi ah u shaacisay furitaanka boos shaqo oo muhiim ah, kaas oo door weyn ka qaadan doona horumarinta istaraatiijiyadda iyo jiheynta guud ee suuq-geynta shirkadda.

Waxaan raadineynaa qof aqoon, karti iyo aragti fog leh oo buuxin kara booska: Agaasimaha Suuq-geynta (Marketing Director)

Booskan waa mid ka mid ah masuuliyadaha ugu sarreeya ee shirkadda, wuxuuna si qoto dheer oo ku saabsanyhy suuq-geynta dhijitaalka ah, qaabeynta ololeyaasha, hal-abuurka nuxurka (content), hoggaaminta kooxaha suuq-geynta, iyo dhisidda sumcadda shirkadda heer caalami ah.

Maxaa Lagaaga Baahan Yahay? (Shuruudaha):

✔️ Inaad bixiso lacagta is-diiwaangelinta ee $2
✔️ Khibrad iyo aqoon ku saabsan Suuq-geynta, Social Media, xayeysiinta iyo Content Creation
✔️ Awood aad u leedahay dejinta iyo hirgelinta qorshayaasha suuq-geynta
✔️ Xirfad aad u fiican oo ku saabsan isgaarsiinta, hagidda iyo hoggaaminta
✔️ Fikir hal-abuur leh iyo xallinta dhibaatooyinka si degdeg iyo xirfad leh

Soo dir CV-gaaga iyo macluumaadkaaga xiriirka ku soo dir:

📞 0634833302
📧 [email protected]

Global Digital Marketing – Hal-abuurka, farsamada iyo natiijooyinka dhabta ah ee ganacsigaaga!”“Kobci ganacsigaaga maant...
27/11/2025

Global Digital Marketing – Hal-abuurka, farsamada iyo natiijooyinka dhabta ah ee ganacsigaaga!”

“Kobci ganacsigaaga maanta! Global Digital Marketing waxay kuu keentaa xalal dijitaal oo wax ku ool ah.”

“Su’uq-geyn casri ah, natiijooyin muuqda – Ku kalsoonow Global Digital Marketing.”

゚viralシfypシ゚viralシalシ

26/11/2025

Arin Cajiib Ah Shirkada Global Digital

waxay kuu diyaarisay fursad aad u qiimo badan!
Fursaddan waa in aad hesho Ah oo ah, kaas oo kuu oggolaanaya inaad sameyso muuqaallo AI ah oo aan xad lahayn, tayo sare leh, isla markaana aad ka heli karto views badan oo kor u qaadaya muuqaalkaaga iyo ganacsigaaga.

Account-kan VOE3 wuxuu kuu sahlayaa:

• Inaad soo saarto muuqaallo AI ah 24/7
• Inaad ku sameyso content tayo leh adigoo aan u baahnayn qalab Suda Camero , Iwm
• Inaad kobciso boggagaaga bulshada
• In aad hesho fursado cusub oo ganacsi iyo xayeysiis

Ha seegin fursaddan qaali ah!

Shirkadda Global Digital Marketing ayaa kuu diyaar ah si ay kuugu fududeyso helitaanka Account-kaaga.

Hadala Nala Soo Xidhiidh Hada
--------------------------------
0634833302 Ama 0905327917

゚viralシfypシ゚viralシalシ

ILeys Building Meterials
24/11/2025

ILeys Building Meterials

Wacan Oo Wanaagsan Macmiisheena Sharafta Lahow
_______________________________________________

ILeys Building Meterials

Hal-abuur, hufnaan & horumar la taaban karo.
Wado kasta oo Qalab Dhisme Ahi ha noqoto mid lagu bilaabo Shirkada Ileys Building Meterials ! 🏗️🌟

Follow Dhaha Boggeena Facebook

24/11/2025
19/11/2025

Global Digital Oo Kaashanaysa Abdulaahi Abduasiis Waxay Kuu Diyaarisay inay ku siiso Account Voe3 Ah oo aad Si Free ah oo Unlimited Ah Aad Ugu Samaysan karto Ai Video Saamayn Leh Kaliya Adiga Oo Iska Bixinaya 8$

Horey Ugaadh Oo Nagal Soo Xidhiidh

0634833302 / 0905327917

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Global Digital Marketing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share