QARAN TV24

QARAN TV24 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from QARAN TV24, Media/News Company, Nairobi.

Warbaahin Ka hawl gasha Deeganada somalida soona Gudbisa xaqiiqooyinka wararka sugan Iyo warbixino waana warbahin wax dhista / hadii aad rabto in si Qiime jaban laguugu qabto shaqada mediaha muuqaal dubista iyo tabinta iyo xayasiinta nala soo xidhiidh

13/10/2025

Garaad Mukhtaar Garaad Ali Buraale

13/10/2025

shirkada ileys building meterials xarunteeda ismaamul magaalaha marqaan weyne

13/10/2025

waqooyi bari army

13/10/2025

to laascanod QARAN TV24

fal layaab leh oo xafladii shaxda buuhoodle  ee uu ku kacay ninkan lagu magacabo abdulahi ee garaadnimo been ah wata----...
12/10/2025

fal layaab leh oo xafladii shaxda buuhoodle ee uu ku kacay ninkan lagu magacabo abdulahi ee garaadnimo been ah wata
---------------------------------------------------

maanta ayaa magaalada Buuhoodle waxaa si rasmi ah uga qabsoomaysay xafladdii xadhig jarka ee degmada shaxda Buuhoodle, taas oo qayb ka ah hirgelinta iyo horumarinta Ee DDS , iyadoo horey xadhigga looga jaray ismaamul magaalada Marqaan Weyn.

Xafladdan oo si heer sare ah loo soo agaasimay, laguna martiqaaday isimada, cuqaasha, iyo madaxda bulshada degta deeganada Somalida dhmatood , ayaa ku bilaabatay si habsami leh, nabad iyo nidaamna ku dhisnayd.

Hase yeeshee, intii ay socotay hadal-jeedintii iyo nidaamkii xafladda Xadhig Jarka Degamda shaxda buuhoodle ee DDS , waxaa si lama filaan usoo galay goobta nin lagu magacaabo Abdulaahi Sulub, kaas oo isku tilmaamay garaadnimo iyo xil aanu lahayn, islamarkaana uusan wax matalaadda iyo ovolaansho ah iyo wax u dhawna haysan oo uu sheegtay .

Ninkan oo isku dayey inuu khalkhal iyo jahawareer geliyo nidaamka iyo hab-maamuuska xafladda, ayaa isku daygiisii ku guuldarreystay. Dadkii goobta joogay iyo isimadii lagu martiqaaday waxay si hufan uga garteen inuusan ninkaasi matalin beel, garaad, iyo meel uu magacaas ku sheegan karo toona uusan jirin cidina ka aqbali karin waxba k**a jiraana tahay waxa uu khal khal iyo dhibaato ku bilabaay xafladii

Sida la wada ogyahay, sandaalka iyo hogaanka beesha Axmed Garaad waxaa si rasmi ah u haya garaadka guud ee beesha axmed garaad Garaad Abdirisaaq Garaad Soofe Duraan, oo ah hogaamiye lagu yaqaan midnimo, maamul iyo mas’uuliyad, ahna garaadka guud ee gobolka Cayn iyo guud ahaan deegaanka Waqooyi bari somalia iyo .

Isku dayga uu sameeyey ninkan sheegtay garaadnimada beenta ah ee lagu magacaabo abdulahi sulub ma ahayn mid ah garaad iyo wax u dhow toona mana ma talo beel ka mid ah beelah dega gobolka cayn iyo wax u dhiw toona waxa uu sheegty mgaac iyo mansab uusan lahayn

balse wuxuu noqday fal dhaawac ku ah hab-maamuuska, nidaamka xafladda, taas oo si degdeg ah looga hortagay isagaoo doonayey in uu sheegto garaadnimo balse alag diiday oo isimadii goobta ku sunaa iyo protocolkii cafladuba ay isku raaceen in ninkani uusan ahayn garaad cudna oo uu san matalin uuna ka mid yahay shacabka ka soo qayb galay xaflada iskuna dayey in uu khal khal dhaliyo kalmado munaasba ahayna ka jeediyo balse laga horyimid oo lag diiday taas

Bulshada Buuhoodle iyo martidii ka timid gobollada deriska ah waxay si buuxda u muujiyeen taageeradooda, iyagoo ku amaanay sida wanaagsan ee ay u dhacday xafladda wajigeeda labaad ee ismaamul magaalooyinka, taasoo astaan u ah hormarka, wadajirka, iyo dawladnimada deegaanka.

12/10/2025

Follow dheh warbaahinta QARAN TV24 Muuqaal Guud // Iyo Xaflada Xadhig Jarka Degamada shaxda Buuhoodle Ee DDS

12/10/2025

buuhoodle iyo astaanteedii

12/10/2025

xaflada dabaal dega Shacda Degmada Buuhoodle

12/10/2025

Garaad mulhtaar garaad ali buraale

12/10/2025

garaad jaamac garaad ismaaciil

12/10/2025

Hada aiyo Xaflda Dabaal Dega Degmada Shaxda Buuhoodle Ee DDS

11/10/2025

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when QARAN TV24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Featured

Share