SomPress

SomPress SomPress Media is a creative multimedia company based In somalia.

24 askri oo Soomaali ah ayaa ku dhawacmay dagaal dhexdooda ah oo ka bilowday garoon kubada cagta oo ku yaala Xaro tabar ...
18/03/2025

24 askri oo Soomaali ah ayaa ku dhawacmay dagaal dhexdooda ah oo ka bilowday garoon kubada cagta oo ku yaala Xaro tabar ciidan oo dhacda gobolka koonfureed ee Isparta dalka Turkey iyada oo labo xaaladooda ay liidato sida ay masuuliyiin u xaqiijiyeen warbaahinta.

08/02/2025

Soomaaliya iyo Xaaladda Doorashooyinka: Caqabadaha Amni, Dhaqaale iyo Doorka Haweenka.

Shirikadaha Diyaaradaha Soomaliya ayaa laga bilaabo berrito joojinaya dhamaan duulimaadyada gudaha iyo dibadaba. Labaata...
21/01/2025

Shirikadaha Diyaaradaha Soomaliya ayaa laga bilaabo berrito joojinaya dhamaan duulimaadyada gudaha iyo dibadaba. Labaatan shirkadood ayaa iskuraacay arrinkan, kadib markii lagu soorogay diyaaradaha lacago dheeraad ah oo aan horay looqaadi jirin.

Isra’il ayaa xalay saqdi dhexe xabsiyada kasii daayay ilaa 90 Falastiiniyiin ah Toddoba saacadood kaddib marki ay Xamaas...
20/01/2025

Isra’il ayaa xalay saqdi dhexe xabsiyada kasii daayay ilaa 90 Falastiiniyiin ah Toddoba saacadood kaddib marki ay Xamaas xoreysay saddex ka mid ah la heystayaasha Israa’iiliyiint.

Is weydaarashada maxaabiista ayaa qeyb ka ah wajiga koowaad ee heshiiska xabbad-joojinta ee dhex maray Isra’il iyo Xamaas, kaas oo ay dhex dhexaadiyeen Mareykanka, Masar iyo Qatar.

Heshiiskan ayaa dhigaya in halki la heyste oo Isra’ili ah ay Xamaas ku baddalato sii deynta 30 maxbuus oo Falastiiniyiin ah oo ku xiran xabsiyada Isra’il, in xabbadda laga joojiyo Gaza, in gargaarka loo ogolaado Gaza iyo in ciidamada Isra’il ay billaabaan ka bixista Gaza.

 x/g VOA Somali.

Join us on YouTube.
30/12/2024

Join us on YouTube.

Waa sidee in gabadh iyo wariye lagu noqdo Somalia? How is to be woman and journalist in Somalia? .

18/12/2024

Fanka banaadiriga waa isku xiraha fanka caalimiga iyo fanka soomaaliyeed: Cabdirashid Kaalmooy.

Address

Moy Avenue
Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SomPress posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category