14/09/2026
SHIRKADDA NUGAAL XAJ & CUMRO. Waxay si rasmi ah u daah-furaysaa Xirmada Gaarka ah ee Cumrada Qoyska.
Qoys ahaan u safra, si wadajir ahna u gutta cibaadada Cumrada, adigoo helaya adeeg iyo daryeel ku habboon safarkaaga.