Saciid Nadaara

Saciid Nadaara ๐–ถ๐–บ๐—‹๐—‚๐—’๐–พ ๐—†๐–บ๐–ฝ๐–บ๐—‘-๐–ป๐–บ๐—‡๐–บ๐–บ๐—‡ ๐—ˆ๐—ˆ ๐—„๐–บ ๐—๐—ˆ๐—๐—…gala ๐–ฒ๐—ˆ๐—ˆ๐—†๐–บ๐–บ๐—…๐—‚๐—’๐–บ

Kor u qaad garaadka ardayga oo sahal inuu si fudud casharrada ugu diyaarsan karo Golis Fiber Internet.
04/11/2025

Kor u qaad garaadka ardayga oo sahal inuu si fudud casharrada ugu diyaarsan karo Golis Fiber Internet.

Waxaa si rasmi ah looga daah furay magaalada Mogadishu Shirkadda TP-LINK Somalia Distributor oo shirkadda Hatta Computer...
04/11/2025

Waxaa si rasmi ah looga daah furay magaalada Mogadishu Shirkadda TP-LINK Somalia Distributor oo shirkadda Hatta Computers - Hatta Document Solutions ka tahay wakiil ka rasmiga ah ee Somalia , waxaana kasoo qaybgalay daafurka dhamman Partners ka TP-LINK Somalia iyo Dhammaan shirkadaha Isgaarsiinta, Bangiyada Iyo Rugta Ganacsiga Somalia.

03/11/2025

Bacaad celinta laga bilaabay degmada Hobyo iyo dhirta kala duwan ee lagu beeray

Deegaanno badan oo Soomaaliya ah, gaar ahaan kuwa ku yaalla xeebaha, waxay la dhibaatoonayaan bacaad guuraya oo ku habsa...
02/11/2025

Deegaanno badan oo Soomaaliya ah, gaar ahaan kuwa ku yaalla xeebaha, waxay la dhibaatoonayaan bacaad guuraya oo ku habsaday magaalooyin cammiran iyo dhul daaqsimeed. Ilaa hadda, ma jiraan tallaabooyin la qaaday oo lagu joojinayo.

Si kastaba ha ahaatee, degmada Hobyo ee gobolka Mudug (Galmudug) ayaa ka duwan, waxaana ka socda dadaallo isku tashi ah oo ay wadaan maamulka iyo bulshada deegaanka, kuwaas oo lagu xakameynayo bacaadka fidaya.

Dadaalladaasi waxay ka socdaan bannaanka magaalada, halkaas oo lagu beeray dhir kala duwan oo loogu talagalay in lagu joojiyo bacaadka guuraya. Habkan oo maraya marxalad tijaabo ah, haddii uu guuleysto, wuxuu noqon karaa bilow wanaagsan oo lagu xallin karo dhibaatada bacaadka ee ka jirta deegaanno badan oo muhiim ah.

๐†๐š๐š๐ฅ๐ค๐š๐œ๐ฒ๐จ-๐†๐จ๐จ๐› ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข ๐จ๐จ ๐ˆ๐ข๐› ๐€๐ก.๐–๐š๐š๐ก๐ž๐ž๐ง ๐’๐ฎ๐ฉ๐ž๐ซ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ, ๐‚๐ฅ๐ข๐ง๐ข๐œ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐š๐ซ๐ฆ๐š๐œ๐ฒ oo ku yaalla magaalada Gaalkacyo ayaa diyaar u...
01/11/2025

๐†๐š๐š๐ฅ๐ค๐š๐œ๐ฒ๐จ-๐†๐จ๐จ๐› ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข ๐จ๐จ ๐ˆ๐ข๐› ๐€๐ก.

๐–๐š๐š๐ก๐ž๐ž๐ง ๐’๐ฎ๐ฉ๐ž๐ซ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ, ๐‚๐ฅ๐ข๐ง๐ข๐œ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐š๐ซ๐ฆ๐š๐œ๐ฒ oo ku yaalla magaalada Gaalkacyo ayaa diyaar u ah in lala wareego. Waa xarun isku dhafan oo shaqaynaysay, kuna taalla goob ganacsiga ku habboon.

Xaruntu waxay ku taallaa agagaarka dugsiga sare ee ๐‚๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ ๐’๐š๐ฆ๐š๐ญ๐š๐ซ, iyadoo ka soo horjeedda xarunta ๐†๐„๐‚๐๐ƒ.

Haddii aad danaynayso, fadlan kala xiriir taleefoonka: ๐ŸŽ๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ—๐Ÿ“๐Ÿ“๐Ÿ“๐Ÿ– ama WhatsApp-ka oo isla lambarkaas ku samaysan.

31/10/2025

Jimce wanaagsan

30/10/2025

Safarkaygii Gaalkacyo ilaa Hobyo

Dalxiiska Puntland ayaa maanta si weyn loogu xusay xeebta Mareera ee gobalka Bari, halkaas oo sanadkan loo doortay inay ...
29/10/2025

Dalxiiska Puntland ayaa maanta si weyn loogu xusay xeebta Mareera ee gobalka Bari, halkaas oo sanadkan loo doortay inay marti-geliso munaasabadda xuska.

Shirkadda Isgaarsiinta Golis ayaa door muuqda ka qaadatay xuska, iyadoo goobta ka hirgelisay adeeg isgaarsiin oo dhameystiran iyo agab muhiim u ah dalxiiska iyo dalxiisayaasha.

Waddada Gaalkacyo-Hobyo oo lagu dhiso isku taahi.
28/10/2025

Waddada Gaalkacyo-Hobyo oo lagu dhiso isku taahi.

23/10/2025

Qofka ku talo galay inuu shaqeeyo, shaqo laโ€™aan ma ku dhacdo

Alle ha u naxariiste Marxuum Cali Faarax Cali Agaasimihii Hay'adda PDRC waxaa salaada Jinaasada lagu tukanayaa berri Sub...
21/10/2025

Alle ha u naxariiste Marxuum Cali Faarax Cali Agaasimihii Hay'adda PDRC waxaa salaada Jinaasada lagu tukanayaa berri Subax 8da subax nimo Garoonka Mire Awaare ee magaalada Garoowe.

Rabbi ha u naxariisto, Ali Farah oo ku geeriyooday magaalada Garoowe. Wuxuu ahaa Agaasimaha Hayโ€™adda PDRC. Samir iyo iim...
21/10/2025

Rabbi ha u naxariisto, Ali Farah oo ku geeriyooday magaalada Garoowe. Wuxuu ahaa Agaasimaha Hayโ€™adda PDRC. Samir iyo iimaan ha ka siiyo qoyska, ehelka, bahda PDRC iyo guud ahaan reer Puntland.

Address

Nairobi

Telephone

+252905293929

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saciid Nadaara posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share