Ceelcad Media Inc

Ceelcad Media Inc Xogta Daahsoon!.

07/05/2025

Nimcaa ka dhacday Alxmdullh

      Waxaa manatay lagu dilay santarka doofarqod siciid aden jamac siyaad oo gacan ka xaqdarani ay ku dishay halkaasi w...
04/05/2025



Waxaa manatay lagu dilay santarka doofarqod siciid aden jamac siyaad oo gacan ka xaqdarani ay ku dishay halkaasi waxaa sidokale la qabtay gacan ku dhiiglihii oo xabsiga dagma galladi loo taxaabay

Sawirka hoose waa marxumkii Allha unaxariisto

28/04/2025

🌧💧

Raxmadii Eebe iyo wardheer

28/04/2025

🌧💧

Waa baligii labile oo biyuhu sida wabigii usoconayaan Alxmdullh

  🌧   Wararka roobka saakay 1)Dagma gallaadi waa roobsatay2)Labile waa buuxsantay3)baaltaag waa buuxsantay4) tooradda wa...
28/04/2025

🌧

Wararka roobka saakay
1)Dagma gallaadi waa roobsatay
2)Labile waa buuxsantay
3)baaltaag waa buuxsantay
4) tooradda waa buuxsantay

xogta roobka Nala wadaag

26/04/2025

War maxaad nooga qariseen laacibkaan😂
Mubarak Abdi Jibar

25/04/2025

Kani Waa mid kamid ah playerada Dagma Galaadi ku tashato waxana lagu magacaba Mubarak Abdi Jibar

24/04/2025

dhiiquu lugaha kula jiraa ar maandhaw kajoog jaaskas xalimoyinkaa iska lahaaye😂

Waa ciidankii puntland oo gashaaman🙏
19/04/2025

Waa ciidankii puntland oo gashaaman🙏

18/04/2025

Ceelcad Media Inc

Casumadii Galaadi oo siraadan raxmadii rabina ku hoortay Alxmdullh❤️🙏

Address

Jam Street
Nairobi
00610

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ceelcad Media Inc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share