H.E Abdalla Osman Abdi

H.E Abdalla Osman Abdi Digital Media Marketing | Content Campaign Marketing | Content Creator | Creative Designer |

Hadaf la'aan noloshu waa sida doon badeed ku lumay,Mar walba yool yeelo, si aad u ogaato halka aad u socoto.
05/07/2025

Hadaf la'aan noloshu waa sida doon badeed ku lumay,

Mar walba yool yeelo, si aad u ogaato halka aad u socoto.

Jimca kasta waa fursad Alle uu ina siiyay si aan qaladkii todobaadka ugu nadiifino.
03/07/2025

Jimca kasta waa fursad Alle uu ina siiyay si aan qaladkii todobaadka ugu nadiifino.

Hambalyo  Abdirahman Bashir Apdirahman Pashir Osman Dumaashi & Haawa Macalin IsseGuurkiinna ha noqdo mid barako leh, qal...
03/07/2025

Hambalyo Abdirahman Bashir Apdirahman Pashir Osman
Dumaashi & Haawa Macalin Isse
Guurkiinna ha noqdo mid barako leh, qalbigiinnana ha ka buuxsamo jacayl iyo nabad joogto ah. Ilaahay ha idiinka dhigo lamaane is jecel oo ku waaro farxad iyo khayr.

Hambalyo, Hambalyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed. 𝟏-D𝐚 𝐋𝐮𝐮𝐥𝐲𝐨 oo ah maalin ku beegan 𝐱𝐨𝐫𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 iyo 𝐌𝐢𝐝𝐧𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚  Soomaal...
30/06/2025

Hambalyo, Hambalyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed.

𝟏-D𝐚 𝐋𝐮𝐮𝐥𝐲𝐨 oo ah maalin ku beegan 𝐱𝐨𝐫𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 iyo 𝐌𝐢𝐝𝐧𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 Soomaaliyeed.

Fashilka maaha dhamaadka, waa cashar kale oo guusha kuu diyaarinaya.
29/06/2025

Fashilka maaha dhamaadka, waa cashar kale oo guusha kuu diyaarinaya.

Qof walba wuu dhallan karaa laakin caqli iyo cilmi waa la kasbadaa.
27/06/2025

Qof walba wuu dhallan karaa laakin caqli iyo cilmi waa la kasbadaa.

Hambalyo dhamaan umadda Soomaaliyeed Meel Kaste oo ay  dunida ka Joogtaan, 65-sano guuradii kasoo wareegatay 26-ka Juun ...
25/06/2025

Hambalyo dhamaan umadda Soomaaliyeed Meel Kaste oo ay dunida ka Joogtaan, 65-sano guuradii kasoo wareegatay 26-ka Juun 1960kii Oo Ku Aaddan maalintii ugu horreysey ee calanka Soomaaliyeed laga taagay dhul Soomaaliyeed oo xor ah.

24/06/2025

Cid walba doonaysa in sumadooda ay astaan u helaan ama ay dooneyaan intaas adeeg loo qabto

Digital Media Marketing | Content Campaign Marketing | Content Creator | Graphic Designer | Social Marketing | Creative Designer | Editing images | Editing Videos |

23/06/2025

Maxaan soo wadnaa hee

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when H.E Abdalla Osman Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share