Hajir Mahamud Hirsi

  • Home
  • Hajir Mahamud Hirsi

Hajir Mahamud Hirsi This is the only official page for Hajir MoHamed KeYnaani

 : Fahiima Yusuf Quuje ayaa kamid noqotay Xildhibaanada cusub ee Maamul goboleedka Waqooyi Bari Somaliya oo lagu dhawaaq...
17/08/2025

: Fahiima Yusuf Quuje ayaa kamid noqotay Xildhibaanada cusub ee Maamul goboleedka Waqooyi Bari Somaliya oo lagu dhawaaqay.

83 xildhibaan ayey noqon doonaan oo afar kamid ahi dumar yihiin.

16/08/2025

: Xeebta kiboora ee Magaalada Kismaayo waxaa kusoo caariyay Nibiri aad uwayn dadka oo dhan ayaa iskugu soo baxay maanta ゚

 : TOOS:- MW Puntland oo arin culus ku dhawaaqay & ciidankii ugu badnaa oo tababar loo soo xiray.Sii Share garee.
16/08/2025

: TOOS:- MW Puntland oo arin culus ku dhawaaqay & ciidankii ugu badnaa oo tababar loo soo xiray.

Sii Share garee.

16/08/2025

Gabadhaan ayaa maalmo kahor baraha TikTok kusoo bandhigtay dhaqan aan h**e loogu arag.👉 Hase yeeshee, walaalaheed oo ka xumaaday muuqaalladaasi ayaa si edeb iyo xikmad leh ugu canaantay, iyagoo ku baraarujiyey muhiimadda ilaalinta dhaqanka iyo diinta. ゚

15/08/2025

Trump oo Putin u kiciyay Diyaaradaha B2 iyo F-22 oo ahaa diyaaradihii lagu weeraray Iran ゚

15/08/2025

Alx lilaah rabil caalamiin salaada subax kadib quraanka hala aqriyo

  Qarax ayaa lala eegtay guriga Sheekh Cabdi Xayyi ee degmada Kaxda, waana miino. Isaga wuu caafimaad qabaa lakin guriga...
14/08/2025

Qarax ayaa lala eegtay guriga Sheekh Cabdi Xayyi ee degmada Kaxda, waana miino. Isaga wuu caafimaad qabaa lakin guriga ayaa burburay

14/08/2025

Sheekh Shariif oo goordhow hadlayo iyo mucaaradkii oo lawo ukala qeebsameen ゚

14/08/2025

Tarabuunka:- Dhashiike ku dhacey guri ay ku jirtey Hooyadan & naxdintii ay ka qaadey oo ay la ooysey. ゚

14/08/2025

:- Dagaalka ka socda Tarabuunka ee HG & Ciidankii dowlada oo meel xun gaarey . Muuqaalo aan h**e loo arkin dad dhulka daadasan.Sii gudbi ゚

12/08/2025

Allah ku caafiyo Xayaat😥💔 please wlshey aan u Duceeno🤲🤲

11/08/2025

Jabra oo xaley ka bad baaday dil qorsheesnaa kadibi markii . ゚

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hajir Mahamud Hirsi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hajir Mahamud Hirsi:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share