Abdirahman Aden

Abdirahman Aden saxiibkaga Sports ka
(3)

Foden ayaa ka dhigay ciyaarta 3_2 walow 10 daqiiqo lagu daray .
29/11/2025

Foden ayaa ka dhigay ciyaarta 3_2 walow 10 daqiiqo lagu daray .

Sidee cml nimankii city ahaa walaga daba yimid 2_2  waliba gurigooda Etihad  ๐Ÿ˜…
29/11/2025

Sidee cml nimankii city ahaa walaga daba yimid 2_2 waliba gurigooda Etihad ๐Ÿ˜…

War Gaar ah ๐Ÿ’ฃKulankii degdegga ahaa ee  waa uu dhammaaday.Arne Slot waxaa loo sheegay digniin k**a dambeys ah oo lagu fa...
27/11/2025

War Gaar ah ๐Ÿ’ฃ

Kulankii degdegga ahaa ee waa uu dhammaaday.

Arne Slot waxaa loo sheegay digniin k**a dambeys ah oo lagu faray inuu kooxda soo celiyo qaab ciyaareed wanaagsan.

6 dhibcood ayaa laga filayaa labada kulan ee soo socda ee .

Digniin k**a dambeys ah โ€ผ๏ธ

Wuxuu maqnaan doona ilaa 2026 january gabrial
18/11/2025

Wuxuu maqnaan doona ilaa 2026 january gabrial

Markale waxa dhawac galay gabrial walow isuuca dambe London Derby ay la ciyarayaan dhigooda Tottenham wara jiro doono cida xagee loo wada.

Markale waxa dhawac galay gabrial walow isuuca dambe London Derby ay la ciyarayaan dhigooda Tottenham wara jiro doono ci...
15/11/2025

Markale waxa dhawac galay gabrial walow isuuca dambe London Derby ay la ciyarayaan dhigooda Tottenham wara jiro doono cida xagee loo wada.

Calafiori wuu ka baxay xiradii tababarka Italy sababa la xiriira dhawac soo gaaray.
15/11/2025

Calafiori wuu ka baxay xiradii tababarka Italy sababa la xiriira dhawac soo gaaray.

Rodrygo wuxuu doonayaa inuu ka tago Real Madrid bisha Janaayo.Fariintaas waxaa si rasmi ah loo gaarsiiyay madaxda .(Fiir...
15/11/2025

Rodrygo wuxuu doonayaa inuu ka tago Real Madrid bisha Janaayo.
Fariintaas waxaa si rasmi ah loo gaarsiiyay madaxda .

(Fiiro gaar ah: Warbixintan wali waa mid la sheegay, ma aha mid rasmi ah ilaa uu kulanku ama kooxda si cad u xaqiijiso.)

Rodrygo meel vini bench la galinaayo. Malin la. Ciyaar siinaayo maxaa u yaalo.

Halkan waa 30-ka dal ee horay u xaqiijistay ka-qeybgalka Koobka Adduunka 2026 ๐Ÿ†:๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท Faransiiska๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท Arjantiina๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ท Brazil๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ...
15/11/2025

Halkan waa 30-ka dal ee horay u xaqiijistay ka-qeybgalka Koobka Adduunka 2026 ๐Ÿ†:

๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท Faransiiska
๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท Arjantiina
๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ท Brazil
๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ ingriiska
๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ Mareykanka
๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฝ Mexico
๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฟ Aljeeriya
๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฆ Morocco (Marooko)
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฎ Ivory Coast (Koofurta Maroodi)
๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ญ Ghana
๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ Masar
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ณ Senegal
๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ณ Tunisiya
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ป Cape Verde
๐Ÿ‡ฟ๐Ÿ‡ฆ South Africa (Koonfur Afrika)
๐Ÿ‡ญ๐Ÿ‡ท Croatia
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ด Colombia
๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡พ Uruguay
๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ต Japan
๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡จ Ecuador
๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ท Koonfur Korea
๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท Iran
๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡บ Australia
๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡พ Paraguay
๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฟ New Zealand (Niyuu Ziilaand)
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฆ Saudi Arabia (Sacuudi Carabiya)
๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ด Jordan (Urdun)
๐Ÿ‡ถ๐Ÿ‡ฆ Qatar
๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฟ Uzbekistan

" Nick Woltemade wuxuu qaadanayaa qaabkiisii Newcastle xulka qaran, isagoo labo gool u dhaliyay Jarmalka ciyaarta ka dha...
14/11/2025

" Nick Woltemade wuxuu qaadanayaa qaabkiisii Newcastle xulka qaran, isagoo labo gool u dhaliyay Jarmalka ciyaarta ka dhan ah Luxembourg. ๐Ÿ”ฅ

Newcastle " Bun Hadii Lawaayo Badalkiisa Ayaa la helaa bandhig cajiib ayuu soo bandhigaya xul iyo kooxba Woltemade.

" Allison  wuxuu kusoo laaban doona safka kowaad ee kooxda Liverpool kadib mudo uu dhawac kaga maqana kooxda kulamo muhi...
12/11/2025

" Allison wuxuu kusoo laaban doona safka kowaad ee kooxda Liverpool kadib mudo uu dhawac kaga maqana kooxda kulamo muhiim ahaa hada kaulan ka forest wa diyaar kadib markii laga soo laabto qaramada isbuucan.

War gaar ah ๐Ÿ’ฃMilkiilayaasha Manchester United ayaa bixin doona ยฃ110 milyan oo lagu fulinayo suuqgeynta ciyaartoyda bisha...
12/11/2025

War gaar ah ๐Ÿ’ฃ

Milkiilayaasha Manchester United ayaa bixin doona ยฃ110 milyan oo lagu fulinayo suuqgeynta ciyaartoyda bisha Janaayo.

Kooxdu waxay rabtaa inay dib ugu soo celiso Champions League garoonka Old Trafford.

Waxayna doonayaan inay markale beegsadaan ๐ŸŽฏ ciyaartoyda ugu wanaagsan adduunka.

Address

11 Street
Nairobi
00610

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Aden posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share