20/09/2026
Danjire h**e oo Mareykan ah, David Shinn, ayaa sheegay inuu markii h**e filayay in Mareykanku aqoonsan karo Somaliland kadib aqoonsigii Israel, balse hadda uu aaminsan yahay in fursaddaasi ay sii yaraatay.
Wuxuu xusay in Mareykanku weli taageerayo midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, halka Berbera uu u arko meel waxtar u yeelan karta isticmaal xaddidan, balse uusan u arkin baahi loo qabo saldhig weyn oo cusub.
Maxaa kaaga baxay.