25/08/2025
Gabadhaan waxa la dhaha caa'isho kaalinta kowaad ayey ka gashay imtixaanka shahaadiga 2024_2025 somaalia .
Dugsiga Qur'aanka anoo jira ayaa lii sheegay inaa somaalia kaalinta kowaad u galay marna waa farxa marna waa walwalaa ayey tire.