Mohamed Habado

Mohamed Habado إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ

27/08/2026

Maxaa sababy fatahaadii wabiga ee dalka Nepal 🇳🇵.
Sidee wax udhaceen?

27/08/2026

Dhinawda, deegaan aan ubaahnayd dood laakiinse ubaahan waxqabad iyo garab istaag dhab ah.

25/08/2026

Hadii aad rabto isbaddal dhab ah kabilaw caadooyinkaaga yaryar ee maalinlaha ah.
Atomic habits 📗

25/08/2026

Halmar aan kuwada salino xabiibkeena Nabi Muhamed ﷺ ❤️

24/08/2026

Aniga iyo chatgbt Xidhiidhkayagu waa mid kudhisan dood,iYo dulqaad ay iskugu dayayso inay su’aal kasta jawaab iraali galisa isiiso.

23/08/2026

Safarkii kudhisnaa gargaarka oo isku badalay iskaashi istaraajiyadeed.
somalia 🇸🇴iyo Turkey 🇹🇷

Saxaafada turkigu waxay xaqiijisay in xiddigi h**e ee reer brazil roberto carlos uu qaatay diinta islaamka.Arrinkan oo y...
18/08/2026

Saxaafada turkigu waxay xaqiijisay in xiddigi h**e ee reer brazil roberto carlos uu qaatay diinta islaamka.

Arrinkan oo yimi markuu 54 jirkani guursaday haweenay udhalatay dalka morroco.
Warbaahinta turkiga ayaa sheegtay in roberto carlos shahaadada kudhawaaqay isagoo lakulmay sheekh jihad hamada, balse war rasmi ah oo isaga kayimi lama hayo.

Somali airline oo dib usoolaabanaysa kadib 35 sano.✈️Kadib maqnaasho dheer kabacdi waxaa laxaqiijiya in bisha September ...
18/08/2026

Somali airline oo dib usoolaabanaysa kadib 35 sano.✈️
Kadib maqnaasho dheer kabacdi waxaa laxaqiijiya in bisha September dib loosoocelinayo somali airline.

Maxay ugadhigantahay shacabka iyo dalka soomaaliya?

Astaan- Diyaarada qaranku waxay dalka utahay astaan kumatalysa hawada sare ee dunida.

Dhaqaalaha iyo shaqo abuur- lacago badan oo kubixi jiray shaqaale aan udhalan dalkeena ayaa lasiin doona dhalinyarada soomaaliyeed iyo sidoo kale shaqooyinkana waxaa si madaxbanaan uga shaqayn doona dadka soomaliyeed.

Ugudanbayn,dib usoolaabashada somali airline waxay kor uqaadi doonta kaabayaasha gaadiidka iyo xiriirka ganacsi ee wadankeena.

16/08/2026

Taariikh Nafhurinimo leh ONLF.

15/08/2026

Ubaxii DDS.

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Habado posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share