TVGA shacabka

TVGA shacabka KUSOO DHAWADA TVGA shacabka. warar sugun.

War dag dag ah ayaa sheegaya in gacanta lagu soo  dhigay abu lulu al majusi kaa soo dad badan ku xasuuqay dalka suudaan
31/10/2025

War dag dag ah ayaa sheegaya in gacanta lagu soo dhigay abu lulu al majusi kaa soo dad badan ku xasuuqay dalka suudaan

W.r.rk Naga soo gaaraya aya sheegaya dalka suudaan xasuuq ba an in uu ka dhacay
31/10/2025

W.r.rk Naga soo gaaraya aya sheegaya dalka suudaan xasuuq ba an in uu ka dhacay

Doowladaha turkiga iyo Israel ayaa sii xumaanya xiriir kooda  maalmihii lasoo dhaafay hadaba turkiga muxuu kayeeli doona...
26/10/2025

Doowladaha turkiga iyo Israel ayaa sii xumaanya xiriir kooda maalmihii lasoo dhaafay hadaba turkiga muxuu kayeeli doonaa srael

Wararka naga soo gaariya ayaa sheegaya dalka india in ay dhinteen in kabadan 25 qof
25/10/2025

Wararka naga soo gaariya ayaa sheegaya dalka india in ay dhinteen in kabadan 25 qof

dalxiisayaal u dhashay america ayaa ka hadlay horumarka caasimada iyo kaalinta maamulka gobolka banaadir ee sida casriga...
25/10/2025

dalxiisayaal u dhashay america ayaa ka hadlay horumarka caasimada iyo kaalinta maamulka gobolka banaadir ee sida casriga ah u dhisay darbiga xeebta xamarweyne

Dhamaadka madaxweyne cabadicaziiz xasan laftagareen .ayaa lagu micneeyay Talaabooyinka oo qaaday maalmihii lasoo dhaafay...
24/10/2025

Dhamaadka madaxweyne cabadicaziiz xasan laftagareen .ayaa lagu micneeyay Talaabooyinka oo qaaday maalmihii lasoo dhaafay.fadlan followda hanala dhaafin

Hogaamiyaha africa ugu dada yar ee ibraahiim taroore ayaa go aan adag ka qaaray dowladdaha ree galbeedka & madaxweynaha ...
24/10/2025

Hogaamiyaha africa ugu dada yar ee ibraahiim taroore ayaa go aan adag ka qaaray dowladdaha ree galbeedka & madaxweynaha ruushka putting ayaa bilaaway Qeybinta hubkiisa Nukliyeerka

12 jir dil iyo kufsi loogu gaysaay gaalkacayo xaalada oo aad u cakiran
24/10/2025

12 jir dil iyo kufsi loogu gaysaay gaalkacayo xaalada oo aad u cakiran

Gaadiidka dagaalka ee ciidamada shacabka ilaalada culumaa u diinka Ahlusuna waljamaaca ayaa soo gaaray magaalada guricee...
24/10/2025

Gaadiidka dagaalka ee ciidamada shacabka ilaalada culumaa u diinka Ahlusuna waljamaaca ayaa soo gaaray magaalada guriceel

dowladda federaalka soomaliya. ayaa ku Howlan fulinta sharciga caalamiga ah ee duulimaadyada. duulimaad kasta oo kayimaa...
23/10/2025

dowladda federaalka soomaliya. ayaa ku Howlan fulinta sharciga caalamiga ah ee duulimaadyada. duulimaad kasta oo kayimaada dalalka caalamka. oo ka soo daga magaalada muqdisho kadibna diyaaradaha locol ka ah oo ay u sii qeybiyaan gobolada dalka soomaaliya .soomaalilaand ayaa walaac ka muujisay. arintaan .fadlan follow iyo sher iyo comment hanala dhaafin

Address

Captain Mungai Street
Nairobi
00100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TVGA shacabka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share