Dalmar Podcast

Dalmar Podcast Codka wararka, falanqaynta qotada dheer ee caalamka

11/12/2025
28/11/2025

Dayax oo ka digaya dhibta Tahriibka Mohamed Ali Abdi

13/11/2025

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho tagay Madaxweynihii hire ee Soomaaliya mudane Mohamed Abdulahi Farmaajo

Puntland ayaa shaacisay in ay dal ku gal ka rabto dadka tagaya meelaha ay ka taliso.Dal-ku-galkan ayaa qofkiiba bixin do...
06/11/2025

Puntland ayaa shaacisay in ay dal ku gal ka rabto dadka tagaya meelaha ay ka taliso.

Dal-ku-galkan ayaa qofkiiba bixin doonaa 60 Doolar, kaas oo aad ugu dhow Qiimaha E-Visaha ee ay Dowladda Soomaaliya hirgalisay oo ah 64 Doolar.

"Soomaaliya waa in ay Xeebaheeda Ilaashataa,"  Madaxweynaha Erateriya Isaias Afwerki
06/11/2025

"Soomaaliya waa in ay Xeebaheeda Ilaashataa," Madaxweynaha Erateriya Isaias Afwerki

War deg deg: Jacob Frey  oo markii saddexaad ku guulaystay Duqa Magaalada Minneapolis, MN ee Dalka Maraykanka Mohamed Al...
05/11/2025

War deg deg: Jacob Frey oo markii saddexaad ku guulaystay Duqa Magaalada Minneapolis, MN ee Dalka Maraykanka Mohamed Ali Abdi

Somali Diaspora Split in Minneapolis Mayoral Race Between Omar Fateh and Jacob FreyMinneapolis, MN — (DalmarPodcast)- So...
03/11/2025

Somali Diaspora Split in Minneapolis Mayoral Race Between Omar Fateh and Jacob Frey

Minneapolis, MN — (DalmarPodcast)- Somali diaspora community in the United States, which took root after the Somali civil war that claimed thousands of lives, remains politically divided as the Minneapolis mayoral election approaches.

This division has become clear in the race between Omar Fateh, a Somali-American candidate, and Jacob Frey, both U.S. citizens vying for the city’s top leadership position. Members of the Somali community in Minneapolis — one of the largest Somali populations outside Africa — are split in their support, reflecting both local political differences and deep-rooted rivalries that date back to the homeland.

Community leaders and activists have urged unity, emphasizing the need to focus on shared goals such as education, job creation, housing, and public safety. However, tensions remain high as both campaigns seek to mobilize Somali-American voters, a key voting bloc that could determine the election outcome.

As Election Day nears, the race between Omar Fateh and Jacob Frey highlights the growing political influence of the Somali diaspora — and the challenges of turning that influence into a force for unity rather than division.

Mohamed Ali Abdi

02/11/2025

NALA SOCO OO NAGU SOO BIIR!! Mohamed Ali Abdi

01/11/2025

SWITZERLAND OO MASAAFURINAYSA SOOMAALIDA BY Mohamed Ali Abdi

31/10/2025

Tanzania Election Protests Leave 700 Dead, Opposition Claims

Address

Nairobi West
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalmar Podcast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share