Sabir Talks

Sabir Talks Founder of@Coredemy& Build an Online Business

Entrepreneur | Marketing & Business Strategist | Digital Skills Educator

27/09/2026

Sidee AI 🤖 models ka ushaqeeyaan? Sida ChatGPT & Claude

27/09/2026

Isticmaal strategy daan| Ka hor inta aadan product soo saarin

News 🚨🗞️AI 🤖 Anthropic oo ah shirkadda Claude ai iska leh ayaa sheegtay in 26% uu Claude ai qeyb ka qaatay R&D oo loo so...
25/09/2026

News 🚨🗞️AI 🤖 Anthropic oo ah shirkadda Claude ai iska leh ayaa sheegtay in 26% uu Claude ai qeyb ka qaatay R&D oo loo soo gaabiyo Research & Development ai generations ka kale .

Bishaan waxa lagu wada baaqay in la yareeyo ai development gaar ahaan qeybtaan oo ah in ai 🤖 isaggu awood uyeesho inuu ai kale sameeyo.
Laakiin waxa socda waa dhinac kale .

Dhanka twitter ama X waan joogaa saaxiibayaal bal halkaas meel nin weyn ka dhiga!
25/09/2026

Dhanka twitter ama X waan joogaa saaxiibayaal bal halkaas meel nin weyn ka dhiga!

AI 🤖waxaan ogeyn bishaan hadda gaba gabadda sii ah in qeylo eey ka soo yeertay ,shaqaalaha & Maamula yaasha(CEO) shirkad...
25/09/2026

AI 🤖waxaan ogeyn bishaan hadda gaba gabadda sii ah in qeylo eey ka soo yeertay ,shaqaalaha & Maamula yaasha(CEO) shirkadaha AI 🤖 ugu waa weyn sida ; Anthropic & Open AI.

Taas oo aheyd cabsi weyn oo eey ka muujiyeen xawaaraha Tiknoolajiyadaan garaad gacmeedka(AI) waxa eeyna soo wada jeediyeen in loo baahanyahay in ugu yaraan la yareeyo horumarinta (Development) tiknoolajiyadaan.

Waxaa bilaabay qeyladda Jacob oo ahaa shaqaale shirkadda Claude iska leh ee Anthropic horana open ai ula soo shaqeeyay dhanka Research ,safety and alignment .

Kadib waxaa dhamaan afka wada furtay CEOs ka shirkadaha oo soo wada jeediyay in la sameeyo waxa eey ugu yeereen (pacing the frontier) ama slowdown .

Laakiin waxa socda taas waa eey kaduwantahay waliba waa eey ka dheertahay! Shirkadda Anthropic ee Claude ai iska leh ayaa sheegtay in Claude ai 26% shaqadda Research and development uu qeyb ka qaatay in ai la hormariyo Halka bishii march 1% uu ahaa! Su aal ? Marka soo kii lahaa almodei ninka layiraahdo ee ceo Anthropic shirkadda claude ai 🤖 iska leh ah lahaa “ waxaan ubaahanahay in aan slowdown gareeyno ai development.

Hadii marka aad kamid tahay dadka aaminay in ai pacing the frontier lagu sameeyay ama slowdown Waxaas waa sheeko oo dhamaan shirkadaha waxa eey ku mashquulsanyihiin soo saarista model kuwaan ka sii cajiibsan!

CEOs shirkadaha AI 🤖 waxa eey waxa eey wadaan waa siyaasad.

25/09/2026

Waxaan aad ula yaabaa ninkaas!

24/09/2026

Soomalidda & Suuqgeynta -Marketing ka.

24/09/2026

Waxkasta oo nolosha aad rabto, waxaa kaa xiga oo kaliya dadaal,joogteyn & dulqaaad.

24/09/2026
Markasta oo aad udhawaato,wixii aad rabtay ee aad u dagaalameysay hanashadooda caqabaduhu waxa eey noqdaan kuwo kuwii h*...
23/09/2026

Markasta oo aad udhawaato,wixii aad rabtay ee aad u dagaalameysay hanashadooda caqabaduhu waxa eey noqdaan kuwo kuwii h**e ka adag,kabadan.

Marka saaxiib ha is dhiibin waa calaamad kutusineysa in aad usoo dhawaatay halkii uu yoolkaagu ahaa!

Kaliya wax yar inyar madax adeeg!?

Address

Mauritian Road
Nairobi
00100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sabir Talks posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share