Tuke media

Tuke media 10street

Dag dag warqad ayuu laftagareen ku sheegay in xilkii uu si kumeelgaara ugu wareejiyay wasiirka maaliyada lkn muusan shee...
30/03/2026

Dag dag warqad ayuu laftagareen ku sheegay in xilkii uu si kumeelgaara ugu wareejiyay wasiirka maaliyada lkn muusan sheekin in uu xilka wareejiyay

Wasiirkii Maaliyada ee KG ayaa noqonaya Kusimaha madaxweynaha Koonfur Galbeed, markii ay isku raaceen dowladda Faderaalk...
30/03/2026

Wasiirkii Maaliyada ee KG ayaa noqonaya Kusimaha madaxweynaha Koonfur Galbeed, markii ay isku raaceen dowladda Faderaalka & Madaxweynaha xilka baneeyey ee KG Cabdicasiis Laftagareen.

Diyaarada wadata sumadda 5Y-FAR ayaa hadda Laftagareen ka duulinaysa Baydhabo, isagoo ku sii jeeda mid kamid ah caasumadaha deriska.

30/03/2026

Nairobi waxaa ka dagay madaxwayne laftagareen iyo xildhibaan mursal iyo adan saransoor

Lafatagareen oo la gudoonsiiyay shahaadada musharxnimo ee kg somaliya Tuke media
28/03/2026

Lafatagareen oo la gudoonsiiyay shahaadada musharxnimo ee kg somaliya

Tuke media

Deg-Deg:-Diyaarad Siday Wasiiro u goosan rabay dhanka Lafta-gareen iyo Xildhibaano Federaal ah oo laga celiyay Hawada Ma...
18/03/2026

Deg-Deg:-Diyaarad Siday Wasiiro u goosan rabay dhanka Lafta-gareen iyo Xildhibaano Federaal ah oo laga celiyay Hawada Magaalada Baydhaba xilli ay degi rabtay Galabta!.

Diyaarada ayaa katimid Magaalada Nayroobi waxayna siday rakaab xildhibaano u badan ayna qeyb ka ahaayeen sida naloo xaqiijiyay Wasiir kuxigeenka Wasaarada Arimaha Dibada Isaaq Fanax iyo Wasiiru-dowlaha Wasaarada Qorsheynta Axmed Mashruuc oo labadoodaba laga soo doorto KGS,Xogta aan ka helnay diyaarada ayaa sidookale xustay in Xildhibaanada Saarnaa ay kujireen Maxamed Mursal,Xildhibaan Saran-Soor iyo Xildhibaan Xasan Cabdi-Nuur.

Diyaarada ayaa dib ugu laabatay Nayroobi kadib markii amar kayimid maamulka hawada Soomaliya ay u hogaansantay.

DEG-DEG: Arrin layaab Leh oo ka dhacday guriga RW Xamse !Warar isa soo taraya oo laga helayo ilo ku dhow amniga ayaa she...
18/03/2026

DEG-DEG: Arrin layaab Leh oo ka dhacday guriga RW Xamse !

Warar isa soo taraya oo laga helayo ilo ku dhow amniga ayaa sheegaya in Taliyaha NISA Mahad Maxamed Salaad uu maal-mahan dhaq-dhaqaaqyo iyo baaritaanno ka waday guriga Ra’iisul Wasaaraha Xamse Cabdi Barre, xilli RW- ku maqan yahay cimraysi

Xalay ayaa la sheegay in xaalad kacsan ay ka dhalatay gudaha guriga ka dib markii mid ka mid ah ilaalada uu is hortaag ku sameeyay Mahad Salaad iyo ciidamo ka tirsan NISA.

Goob joogayaal ayaa xaqiijiyey in askarigaas markii dambe la kaxeystay, ka dib muran iyo is qab-qabsi halkaas ka dhacay.

Ilo xog ogaal ah ayaa sidoo kale sheegaya in dhalinyaro kale oo ku sugneyd guriga ay la kulmeen jirdil, ka dib markii ay isku dayeen inay wax ka weydiiyaan ama ka hortagaan waxa halkaas ka socday.

Ganacsade Soomaaliyeed oo ku nool dalka Kenya ayaa caawa lagu soo waramayaa in laga afduubtay gudaha magaalada Nairoobi....
08/03/2026

Ganacsade Soomaaliyeed oo ku nool dalka Kenya ayaa caawa lagu soo waramayaa in laga afduubtay gudaha magaalada Nairoobi.

Cabdi Caydiid oo la sheegay inuu yahay mulkiilaha hotelka caanka ah ee Atis Hotel, ayaa la sheegay in laga qafaashay xilli uu ka soo baxay gurigiisa. Ilaa hadda lama oga cidda ka dambeysa falkaasi, waxaana wali ka aamusan arrintan laamaha ammaanka ee Kenya.

Cabdi Caydiid oo asal ahaan ka soo jeeda magaalada Laascaanood, ayaa ka mid ahaa ganacsatada Soomaalida ee muddo dheer ku noolaa

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh ayaa qalinka ku duugay Dastuurka cusub ee JFS, iyada oo ay weliyaan Guddoonka Baar...
08/03/2026

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh ayaa qalinka ku duugay Dastuurka cusub ee JFS, iyada oo ay weliyaan Guddoonka Baarlamanka, isaga oo sheegey in uu dhaqangelinayo.

Tuke media

06/03/2026

Dag dag Nairobi caawo dadkii daad ayaa qaaday busaskii ayaa wadooyinka ku damay aloow na bixi ayeey dadku ku jiraan roobab aad u xoogan ayaa ka da’ay

Ogaysiis Dag dag dadka islii banaanka ku xayiran is ilaaliya daadka ayaa wuxuu soo qaaday yaxaas
06/03/2026

Ogaysiis Dag dag dadka islii banaanka ku xayiran is ilaaliya daadka ayaa wuxuu soo qaaday yaxaas

Address

10street
Nairobi
00100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tuke media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share