15/09/2026
DEG DEG 🇸🇦 Sacuudiga ma wuxuu udiyaar garoowayaa dagaal weyn oo soo socda? Digniinta hoose ayaa loo diray dhamaan shacabka Sacuudi kunool.
HADAY FARIINTA DIGNIINTA KUSOO GAARTO KU DHAQAAQ TALAABOOYINKA HOOS KU XUSAN
🔺Is daji, samee talaabooyinka lagu faro
🔺Aad oo gudaha ugal goobta kugu dhaw ee aad ku amni heli karto (gudaha guriga ama qolka ugu shisheeyo guriga kana fog daaqada, halkaa kujir ilaa ay halista ku dhaafto.
🔺Hakasoo bixin guriga ilaa ay halista jirta gudubto
🔺Ka fogoow goobaha banaan, daaqada, muraayada iyo balkoonka.
🔺Hadaad banaanka joogto, gudaha ugal dhismaha kugu dhaw ama goob darbi ah ka dhigo gabaad
🔺Ka fogoow goobaha dadku isugu yimaadaan iyo goobaha halista ah, sawir qaadista lama ogola
🔺Hadii ay fariinta digniinta kusoo gaarto adigoo gaari wada, dhinac oga bax wadada kana fogoow buun-dooyinka iyo dhismayaasha dhaa dheer.
🔺Hadii aad dareento halis, garaac lambarka emergency-ga ee (911) oo ah aaga Makkah, Madinah, Riyadh iyo goboladda Bari. Sidoo kale garaac (998) kaasoo gaaraya dhamaan boqortooyadda.
🔺Raac tilmaamaha baraha ay soo dhigaan madaxda u xilsaaran arimahan.