Football analysis

Football analysis page waxaad ka heleysa falnqeyn ciyaaro ku xiiso galiyo

🚨🚨💣Josko Gvardiol oo ka hadlay suurtagalnimada uu ugu wareegi karo Real Madrid:“Waxaan ku faraxsanahay Manchester City, ...
06/06/2026

🚨🚨💣Josko Gvardiol oo ka hadlay suurtagalnimada uu ugu wareegi karo Real Madrid:

“Waxaan ku faraxsanahay Manchester City, waxaan haystaa wax walba oo aan u baahanahay.

Waxaan ciyaaray dhammaan kulamadii ilaa dhaawacii, badankoodna daqiiqado buuxa.

“Kadib Koobka Adduunka ayaan arki doonaa waxa xiga iyo sida aan u sii socon doono.

[Fabrizio Romano]

05/06/2026

Taha Ali wuxuu ka fiican yahay garbo ka ciyaara Horyaalka EPL

🚨🔴Liverpool ayaa mowqif cad ka leh Rio Ngumoha muddo bilooyin ah: lama iibin karo.Waxaa loo arkaa qayb muhiim ah oo ka m...
05/06/2026

🚨🔴Liverpool ayaa mowqif cad ka leh Rio Ngumoha muddo bilooyin ah: lama iibin karo.

Waxaa loo arkaa qayb muhiim ah oo ka mid ah mashruuca kooxda, mana jirto wax fursad ah oo uu kaga tagayo kooxda, sida ay Liverpool caddeysay.

[Fabrizio Romano]

🚨🔴Bayern Munich ayaa sahaminaya suurtagalnimada saxiixa 17-jirka hibada weyn leh ee Rio Ngumoha.Weli xiriir rasmi ah lam...
05/06/2026

🚨🔴Bayern Munich ayaa sahaminaya suurtagalnimada saxiixa 17-jirka hibada weyn leh ee Rio Ngumoha.

Weli xiriir rasmi ah lama sameyn labada kooxood, balse Liverpool waxay ku adkeysaneysaa inuusan ciyaaryahanku iib ahayn, iyadoo sidoo kale qorsheyneysa inay sii xoojiso weerarkeeda.

🚨💣BREAKING: Ciyaaryahanka uu Florentino Pérez ka hadlayay waa Michael Olise.Real Madrid ayaa la filayaa inay Talaadada g...
05/06/2026

🚨💣BREAKING: Ciyaaryahanka uu Florentino Pérez ka hadlayay waa Michael Olise.

Real Madrid ayaa la filayaa inay Talaadada gudbiso dalab dhan €150 milyan, waxaana ciyaaryahanka laftiisa h**e loogu wargeliyay inuu yahay bartilmaameedka kooxda

🚨Lamine Yamal ayaa si rasmi ah loogu magacaabay La Liga Player of the Year 2025/26 kadib xilli ciyaareed cajiib ah oo uu...
05/06/2026

🚨Lamine Yamal ayaa si rasmi ah loogu magacaabay La Liga Player of the Year 2025/26 kadib xilli ciyaareed cajiib ah oo uu la qaatay Barcelona.

🚨🚨BREAKING: Victor Osimhen ayaa saacadihii ugu dambeeyay loo bandhigay FC Barcelona, si ay uga fiirsadaan suurtagalnimad...
05/06/2026

🚨🚨BREAKING: Victor Osimhen ayaa saacadihii ugu dambeeyay loo bandhigay FC Barcelona, si ay uga fiirsadaan suurtagalnimada saxiixiisa.

05/06/2026

Reer EPL diyaar ma tihiin Next season

05/06/2026

Sababta uu Ronaldo uga guuleysaneynin worlcup

🚨🚨🔴Liverpool ayaa shaacisey inuu Andoni Iraola uu noqon doona tababaraha cusub ee kooxda 2026/27✍️
05/06/2026

🚨🚨🔴Liverpool ayaa shaacisey inuu Andoni Iraola uu noqon doona tababaraha cusub ee kooxda 2026/27✍️

Address

Mogdishu
Mogadishu
ZIPCODE

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Football analysis posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share