Madasha Online

Madasha Online Warbaahinta Madasha online waxay kuusoo gudbinaysaa Dhacdooyinka Siyaasadda iyo Arrimaha Bulshada

Waa aduun iyo Xaalkiisa waa Sariirtii ay Seexan jirtay Mid kamid ah Hoggaankii ugu waqtiga sheets Bangaladesh oo Ka baxs...
06/08/2024

Waa aduun iyo Xaalkiisa waa Sariirtii ay Seexan jirtay Mid kamid ah Hoggaankii ugu waqtiga sheets Bangaladesh oo Ka baxsatay Dalkeeda kadib kacdoon wayn oo curtay waxaa ku baashaalaya Qaar kamid ah Dhalin yaradii ay Xuquuqdooda shaarka Dowladeed ku lunsanaysay Sanado badan.

Madasha Online

06/08/2024

xogihii ugu dambeeyay Shir Xasaasi ah oo Madaxda Maamul Goboleedyada Kismaayo uga furmaya Go'aanka ay ka qaadanayaan Rabitaanka Xasan Sheekh

31/07/2024

Calool Xumo ka hor geeridiisa ismaaciil Haniya sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali suufi oo Masjidul Aqsa....see More

Deg deg Alle ha u naxariisto Caasimada Dalka IRAN ee Tehran waxaa lagu dilay Madaxii Garabka Siyaasadda Xamaas Ismaaciil...
31/07/2024

Deg deg Alle ha u naxariisto Caasimada Dalka IRAN ee Tehran waxaa lagu dilay Madaxii Garabka Siyaasadda Xamaas Ismaaciil Haniyah.

Sida ay xogta sheegayso ismaaciil waxaa lala dilay mid kamid ah ilaa Ladiisa xili uu gurigiisa joogay.

Afhayeen u hadlay Xamaas oo lagu magacaabo Sami Abu Zuhri ayaa xaqiijiyay shirqoolka Hoggaamiyahooda lagu dilay.

Xamaas waxaa soo gaartay Jug xoogan mid kamid ah Maskaxdii Howl galada Ciqaabta YH ayaa iilka galaya inkastoo kumanaan isaga lamid ah ay soo bixi doonaan.

23/06/2024

Deg Deg Ethiopia oo Diiday in ay Baxdo Farmaajo iyo Xasan Sheekh yaa si adag ula dagaalamay

13/06/2024

Siyaad Bushuuc''Maadaama Farmaajo Umadda Dhan Taageersan yihiin Dowladda si joogta ah ayay u eedaynaysa si Qaladaadkeeda ay u Qariso

11/06/2024

Wararkii ugu Dambeeyay Qiimahaha Dowladda ku iibsanayso Maydadka Iskool Policia ku aasan oo kordhay iyo Shacabka Muqdisho oo Baroortooda is qabsatay

10/06/2024

Sheikh Somow: "Waa Ceeb iyo diin la'aan in qubuurihii la soo faago wahaabiyo ayaana ka danbeysa, Ahlusunna waa ka bari waxa socda".

10/06/2024

Deg Deg Dowladda Soomaaliya oo Amaray Qoysaska Dadka uga Aasan yihiin Qabuuraha iskool Buluziyo in ay kala baxaan oo dhulkaas lagu wareejinayo Ciidanka badda.
Wasiirka Gaashaan dhiga ayaa Fariin Toos ugu Diray Shacabka Soomaaliyeed.
Dhinaca kale Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah Gudoomiyaha Hay'ada Majmaca Culumada Soomaaliyeed oo Goobtaasi joogay ayaa cadeeyay in Dhulkaasi uusan Waqaf ahayn sidaa daraadeed hadii Dowladda Qabuuraha ka saarto Maytida aysan Dambi ahayn.
Talaabadan ayaa kusoo aadaysa xili dhawaan Qabuurahaasi laga saaray Dhowr qof oo eheladooda Heleen Xogta ah in Dhulkaan la iibiyay oo Maytada la qorsheeyay in Cagaf looga saaro.
Dadka halkaasi laga saaray waxaa kamid ahaa alle ha u naxariistee Cabdi Muriidi Dheere Ajakis oo ahaa Majaajiliiste umadda Soomaaliyeed wada garanayeen kaa oo markii Maydkiisa ay la bexeen Qoyskiisa Wiilkiisa Curudka ah Maxamed Jaceeloow uu Handadaad kala kulmay Ciidanka Police-ka Degmada Xamar Wayne.
Shacab badan ayaa aad ula yaaban Go'aanka Dowladda ay qaadatay.

10/06/2024

Puntland oo warqad Dacwo ah oo ka dhan ah Dowladda Soomaaliya Beesha Caalamka u gudbisay

06/06/2024

Xogahii ugu dambeeyay PSF oo Dagaal kale ku hanjabtay xili wali Police-ka xiisad kala dhaxayso

05/06/2024

Dani oo Xildhibanadii ugu Badnaa la wareegay iyo Dastuurkii oo Mugdi xoogan wajahaya

Address

Nakuru
254

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madasha Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Madasha Online:

Share