Hiigsi TV

Hiigsi TV our mission is to help community professionals thrive
(1)

11/09/2025

Xildibaan Mohammed Adow oo mashruucyo balaaran ka hergilini haayo degmoyinka konfurta wajeeer.

11/09/2025

Qaar kamid ah Waxgaradka beesha Masare oo taagera u muujiyay Musharax Abdullahi Hish.

11/09/2025

Jufada hoose ree Musa Osman ee belweynta masare oo Abdullahi Mohamud (Xiish) uso xulatay kursiga xildibaanimo ee bariga wajeer.

08/09/2025

Waxaan heegan uahay in an waxbadan oo hormarineed ka qabto degmoyinka konfurta wajeeer Mohammed Adow

08/09/2025

Honey Bare waa macalimaad kamid ah macaliminta wax kabarta magalada lagboqol ee konfurta wajeeer waxay si qiiro leh uga mahadcelisay xildibaan Mohammed Adow maadama ay kamid tahay ardayda kafaideysatay qeeyraadka lacagaha waxbarasha ee CDF-ta.

really inspired education sectors

08/09/2025

Hon. Mohammed Adow laid a new model laboratory in El-gal mix day secondary school lagboqol in wajir South.

07/09/2025

Wajir county Kenya, is currently observing a total lunar eclipse. The full moon is gradually becoming darker, piece by piece, while Muslims gather in the mosque to pray Salat ul Khusuf.
Wariye Ali Gedi

07/09/2025

Xuska mowliidka oo siweyn looga xusay ismaamulka wajeeer.

Xus lagu maamusayay dhalashada Nabi Mohamed (S.A.W) oo manta lagu qabtay ismaamulka wajeeer.
06/09/2025

Xus lagu maamusayay dhalashada Nabi Mohamed (S.A.W) oo manta lagu qabtay ismaamulka wajeeer.

04/09/2025

Gabay lagu amaanay waxqabadka H.E Ahmed Abdullahi EGH , Wazirka biyaha wajeeer Hon. Garore iyo Wakilka Elbeen Hon. Yussuf.

04/09/2025

Tuulada Abdigacaneey deeganka Mansa ee Tarbaj oo laga hergiliyay ceelbiyod cusub.

H.E Ahmed Abdullahi EGH

27/08/2025

Enzow's colourful wedding celebrations in Habaswein wajir county.

Congratulations Muhesh Abdullahi Enzow and his better half Madam shamza yussuf Abdikadir.

Wariye Ali Gedi

Address


Telephone

+254725578566

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiigsi TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiigsi TV:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share