Go'gal channel

  • Home
  • Go'gal channel

Go'gal channel wax kasto waan ku hayna nagu soo biir wll

  colay maxaad ka aaminsantahay 😄
06/12/2022

colay maxaad ka aaminsantahay 😄

07/06/2022

dhaqanka ciise

07/06/2022

war DEG DEG ah Ra'iisal wazaraha soomaliya waxa loo magacabay Ali dahi eid

07/06/2022

DEGDEG Dil toogasho oo lagu fuliyay gacan ku dhiigle ayaa ka dhacay baydhabo

06/06/2022

cawa waxan tartan uqabanayna labo madaxwayne

Hassan sheikh mohamud 👍
Mohamed Abdullahi farmaajo ❤

codaynta waxay ku egtahay 24 hour ka dib

06/06/2022

Qosolka adunka 😂😂😂

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa maanta tegey Villa Somalia oo ugu danbaysay 2020 xilligaasi oo lagu kala kaca...
18/05/2022

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa maanta tegey Villa Somalia oo ugu danbaysay 2020 xilligaasi oo lagu kala kacay shirarkii doorashada. Wuxuu la kulmay Raysal Wasaare Rooble.

18/05/2022

legend weeyo ninkan 😂😂😂

Wararka ka'imaanayo Xadka itoobiye iyo Soomaaliya ee Nawaaxiga degaanka feerfeer ayaa Sheegay in Lagu Xiray Gabar Caan k...
17/05/2022

Wararka ka'imaanayo Xadka itoobiye iyo Soomaaliya ee Nawaaxiga degaanka feerfeer ayaa Sheegay in Lagu Xiray Gabar Caan ka eheyd baraha bulshada Gaar ahaan baahinta dhaqanka oo lagu Magacaabo ubax Cabdulahi dhaqankaaba

Wararka ayaa Sheegaya in Gabdhan oo Maalmo kahor Gaartay Magaalada baladweyne aay kaga Sii Gudbtay dhanka feerfeer Aydoo Markii Dambe Gudaha u gashay Xadka itoobiye taaso keentay inay qabtaan Ciidamada Dowlad degaanka ee Xadka joogay Laguna Xiray Degaan Duleedka ka ah feerfeer itoobiye.

Waxaa La sheegay in Gabdhan oo baahinta hidaha iyo dhqanka Sheekooyin La Xiriiro Caanka ku eheyd aay Gudaha itoobiye gashay Amar la.aan Aydoo aysan Wax wargalin Siinin Ciidamada Xadka aay qalabka Warbaahinta Gudaha La gashay taaso keentay Xarigeeda sida aay ila degaanka ii sheegen,

Sido kale Waxaa la sheegay inu Wiil Cameraman u ahaay Gabdha La socoday oo lala Xiray Waxaana jiro Dadaalo aay Xiligaan Wadaan dhalinyaro reer baladweyne ah oo Markii h**e Gabdha Magaalada kusoo dhaweeyay halkaaso aay Maalma joogtay kasoo gudbisay Muqaalo kala duwan La Xiriiro howlaha dhaqanka.

By Abdishakuur Maxamed Xasan

17/05/2022

mama khadiijo Mohamed Diiriye Cid aaminayso
malahahan 😀😀😀

Madaxweynaha xilka ka degaya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Villa Somalia ku soo dhoweeyay Madaxweynaha la ...
17/05/2022

Madaxweynaha xilka ka degaya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Villa Somalia ku soo dhoweeyay Madaxweynaha la doortay Xasan Sheekh Maxamuud.

Address


Telephone

+254714500580

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Go'gal channel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share