Konfuroow Media

  • Home
  • Konfuroow Media

Konfuroow Media Sport and Social development

30/04/2024

Sadaali oo ku guuleyso RMA vs BYN 25dollar.
Sharuudaha.
Follow dheh pageka
Like saar
Share
Sadaalinta waxa ay ku egtahay ka hor ciyaarta

21/04/2024

Liverpool FC
Liv 3 FUL 1
74 points
5 games to go

18/04/2024

Livepool vs Atlanta to night we prayed miracle .
Liverpool XI: Alisson; Alexander-Arnold, Konate, Van Dijk, Robertson; Szoboszlai, Endo, Mac Allister; Salah, Gakpo, Diaz

Liverpool FC

Alhamdullilah. Completed  half of my life.Soo duceeya
06/03/2024

Alhamdullilah. Completed half of my life.
Soo duceeya

24/02/2024

Qabrigaygu dayr ma leh
Darbi iyo astaan ma leh
Dugsashiyo agjoog ma leh
Ilmo layla daba galo
Naxashkeyga lagu dedo
Duxi iima saaree
Yaan layga siidarin
Lafahayga duuga ah
Yaan dushooda lagu shirin
Billad dahaba lagu tolin

Qofka ii duceeyow
Ilaahay ku darajee
Qofka iga ducaystow
Dummaddaada weeyaan

23/01/2024

Xanuun weeye hooyo laan.

Caawo iyo somalia  .
22/01/2024

Caawo iyo somalia .

22/01/2024

Koobkii kubadda cagta ee Maamulada Soomaaliya ee Xamar ka socda ka maqnaanshaha Puntland ayaa bilaa xamaasad & xiiso la'aan ka dhigtay.

Haddii tartankan Puntland qayb ka ahaan lahayd wuxu ahaan lahaa mid saamayn leh sida kuwii h**e.

Ka maqnaanshaha Puntland wuxu ku waayay daawadayaashii ugu badnaa Soomaaliya.

Miyaad daawataa Tartankan hadda.?

19/01/2024

M. Salah aya dhawac ka soo garay muruqa ciyaarta xalay .
Quick more

18/01/2024

Dalka Sucuudiga 4 Milyan oo dollar waa qiimaha dahabka ee loo Xiray Hasha Alhanuuf oo loo guuriyey Awrka Cajlaan.

Wax baan tabayaa ee yaa sheegi kara?🥺 commentiga igu reebJimco wanagsan jalayaal.
18/01/2024

Wax baan tabayaa ee yaa sheegi kara?🥺 commentiga igu reeb
Jimco wanagsan jalayaal.

Xalay waxa aan dawaaday luis diaz aan garanayay.Wale wax kale ayu ahaa. Lkn nunez xalay 3 ila 4 u cuni haddi u dhelini l...
02/01/2024

Xalay waxa aan dawaaday luis diaz aan garanayay.
Wale wax kale ayu ahaa. Lkn nunez xalay 3 ila 4 u cuni haddi u dhelini laha fadhiga looga kici laha Liverpool FC

Address


Telephone

+254729922479

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Konfuroow Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share