Abdullahi Azaam

  • Home
  • Abdullahi Azaam

Abdullahi Azaam Kindly lke share and comment my page

05/03/2025

Raila Odinga arrives in Wajir for a consultative meeting with ODM leaders.

03/03/2025

Minister Ducaale: As we expected from Northeastern counties, it is not visible.

03/03/2025

Xildhibaan Gobson: “Qofkii danbe ee Somaliland wax ka sheega Balan Waxaa ah in aan 5-ku dilno”.

14/02/2025

Wil yar oo cod mucjisa leh Quran ku aqri Garissa County

14/02/2025

Socdhalki madaxwen William Samoei Ruto ee gobolka waqoyibari

14/02/2025

Qudbadha manta fadliga bisha Shaaban.
Sheikh Hamza Abdul Rahman Raji
Supreme Masjid Garissa Kenya

04/02/2025

Madaxweyne William Samoei Ruto oo 5 balanqaad u sameeyay shacabka Ismaamulka Mandera .

William Samoei Ruto

04/02/2025

Adan Jari Ayaa La hadlay Bulshada Reer Mandera.

03/02/2025

Xildhibaan Xussen Weytaan ayaa ku faanaayo Reer Mandheera

02/01/2025

Maxaad ka ogtahay lacagaha kumanaanka dollar ah ee Tiktoka lagu kala cuno, libaaxa, diyaarada iyo waxyaabaha la isku diro lacagaha eey kala joogaan qiimo ahaan!

02/01/2025

Xarunta hay’ada ugu awooda badan caalamka ee UNSC ayaa goordhow laga taagay Calanka Soomaaliya 54 sano ka dib. Ergayga Soomaaliya oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in Soomaaliya ilaalinta shuruucda caalamiga ah iyo kuwa UN-ka labada sano ee ay kursigaas ku fadhiso. Waxa uu sheegay in Kursigaas ay Soomaaliya ku matali doonta Soomaaliya, Africa, ururka Jaamacada Carabta, Ururka Iskaashiga Islaamka iyo guud ahaan caalamka.

Wakiilka oo qudbadiisa ku jeediyay luuqadaha Englishka iyo Soomaaliga ayaa u mahadceliyay shacabka Soomaaliya isagoo ugu hambalyay guushaan taariikhiga ah.

24/07/2024

dhaqan xumadhi uguweyned ee Mogadishu kadacdha // masaajeynayo live//FADEEXAD WEYN

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdullahi Azaam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdullahi Azaam:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share