Toorabora News

  • Home
  • Toorabora News

Toorabora News Trying to share interesting facts about our planet 🌏
(1)

16/05/2026

Dhalinyarada Beesha Balaadhan ee Reer Mohamed waa dhalinyer ilbax ah oo reer magaal ah, kulankaasi iyaga iyo wasiir Eng Ahmed Rage waxa uu cadayn u yahay in tolnimada tahay lama taabtaan.

Dugsiga H.DH ee Lughaga
10/05/2026

Dugsiga H.DH ee Lughaga

01/05/2026

Dagaalkii waxaanu u wareejinay xagaa Ethiopia oo markii h**e ka yimid.

😃

01/05/2026

Nimankii Beesha ciise ee soo duulay waxa ay ka yaaban yihiin xisaabtii Ethiopia lagaga so sheeqayay ee D. Lughaya.
Magac u bixi xisaabtas.

01/05/2026

Xaalada G. Awdal bal qiyaas 5 sano ka dib.

29/04/2026

Kan labada Reer bu kolba mid laxanka u saara waxiibu fahamsanyahay(views).

Arinkana waanu ka dhabayn doona waliba buug ay gabdh kali ahi wadato ayaa la idin jiidhsiin doona iyagfoo lawada ogaa Beesha Gadabuursi ay diiday buugiinii aad waxwelba u samayseen😃

29/04/2026

Beesha Gadabuursi waxa ay su xoog ama xeelad ah buug ugu so bandhigi doonta Calisabiix.
Laakiin Ciise cadceeda oo galbeed kaso baxda ka dhaw in zaila ku qabtaan kooda.

28/04/2026

Meeshan D. Lughaya waxay ba iska noqotay wado halaq mareen e bal maxaa keenay Badhasabka Maroodejeex, oo horta kii Mayer ka Lughaya ahaa meeshan uma xisaabsana?

28/04/2026

Waa Beeshii Ciise oo laga qabtay nin sahan ahaa.

Beesha Ciise marka h**e dhulkan ay ku lumayaan ee aysan garanaynba ha iska daayaan hadii kale calaacalka daaya labadaa hadal mid aan idinku nimaadno, Bahabar Abokor iyo Habar Muse da aaga Bari in ay Somaliland idinka hor joogto waa ogtihiin e ha u yeedhanina.

28/04/2026

Marka h**eba Doorasho diyaar umaan ahayn hada si fiican Degta loo saaraya qoriga.

28/04/2026

Magalada Lughaya waxa degan in ka badan 500 oo qoys, Beesha Cise waa 21 qoys oo 8 qoys waa ba qaxeen waxa hadhay dumar iyo caruur ciidanku meesha ku ilaaliyo sida Gargara Bari waa in ay cidleeyaan dhulkan lama sii wada sheegan karo.

Address


57635

Telephone

07017513854

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Toorabora News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share