Iman Amin

Iman Amin IN AAD IGU SOO BIIRTO WAXAY II TAHAY DHIIRO GELIN
HAKA ILAABIN SHARE LIKE COMMENT ,FOLLOW
(1)

11/06/2026

Omar artan fariintiisa waatan

Cawa oo kale madaxa na furan wow somaliyey isku soo baxa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🤍Omar Artan ayaa garsoori doona tartanka UEFA Supe...
11/06/2026

Cawa oo kale madaxa na furan wow somaliyey isku soo baxa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🤍

Omar Artan ayaa garsoori doona tartanka UEFA Super Cup, kaddib markii laga reebay Koobka Adduunka.

Sheekada Artan waxay yeelatay isbeddel lama filaan ah. Ka dib markii loo diiday inuu galo Maraykanka si uu uga qeyb galo Koobka Adduunka, dad badan waxay u arkayeen caqabad weyn. Laakiin hadda wuxuu garsoori doonaa kulanka UEFA Super Cup bisha Agoosto.

Taageerayaasha Soomaaliyeed waxay u soo dhaweeyeen sidii halyeey, wuxuuna hadda helay fursad weyn oo uu isku muujiyo masraxa caalamiga ah, isagoo dhex dhexaadin doona kulanka Paris Saint-Germain iyo Aston Villa.

aabo kusugan magaalada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa dab qabadsiiyey Lacag $100 Dollar ah Wuxuu sheegay in uu arrinkaa ...
11/06/2026

aabo kusugan magaalada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa dab qabadsiiyey Lacag $100 Dollar ah Wuxuu sheegay in uu arrinkaa ku garab istaagayo Cumar Cartan taasna aysan macqul ahenin inaan dad aaa naliidaayo
lacagtoodana isticmaal no

Wuxuu kaloo sheegay in uusan mardanbe Lacagta Dollar- ka ah isticmaalayn si Maraykanka dhaqaale bur bur ugu
yimaado aapahan intoo hadeey dad badan garan
lahayen waxbadan baaa hagaagi laha
adiga fikirtaa aapuhu makuracsanthy mise fikirkalaa
qabta

Adiga ma gubi laheed lacagtaada 😂

Maka mid tahay
11/06/2026

Maka mid tahay

10/06/2026

Muqalkan ma maantaa guys come somalia 🇸🇴 walahi wan qiirooday markaan arkey farxad 🇸🇴🤍💙

Garsoore daacad ah guuleyso walalkeena omar artan
10/06/2026

Garsoore daacad ah guuleyso walalkeena omar artan

09/06/2026

Ya rabii dawo ugu dar gacanteeda 🥹🤲🏻

09/06/2026

Dhiig ayay ka cabireen… dhakhaatiirtu waxay sheegeen in maqaarkiisu uusan u adkeysan karin qoraxda…!! 🥹🤲🏻

09/06/2026

Manta hadi cafimad ku so kacday alx dheh iiguna ducey wllkey 🥹🤲🏻

08/06/2026

Muqalka meeqa ku qiimen laheed

Address


53100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iman Amin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Iman Amin:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share