Saxaaf Channel

Saxaaf Channel WAAKAN PAGE-KA SAXDA EE WARIYE SAXAAF
WARARKA LA XIRIIRA ARIMAHA BULSHADA AYAAN MAALINLE IDINKU SOO GUDBINAYA Hoyga Wararka iyo Arimaha Bulshada

23/09/2025

SURPRISE UGU DHIGAY SAWIRADEENA SHAASHADAHA MAGAALADA KASOO DAAYAY SAFARKEEDA KAHOR..🥹

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yusuf Jeego) ayaa ma...
23/09/2025

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yusuf Jeego) ayaa maanta kulan mira-dhal ah kula yeeshay Caasimadda Algiers, Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Aljeeriya u qaabilsan Arrimaha Afrika, Marwo Selma Bakhta Mansouri, waxayna si qoto dheer uga wadahadleen xoojinta xiriirka istiraatiijiyadeed, iskaashiga dhaqaale iyo amni, iyo sidii loo horumarin lahaa nabadda iyo xasilloonida guud ahaan gobolka Geeska Afrika.

Intii kulanka lagu guda-jiray, ayaa waxaa sidoo kale la iskula soo hadal-qaaday sida ay uga go’an tahay labada dhinac iskaashi wax-ku-ool ah, iyo inay si buuxda uga qeyb qaadato dowlada Aljeeriya, dadaallada ay wado Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ladagaalanka argagixisada iyo nabad ku soo dabaalidda guud ahaan dalka.

Kulanka ayaa la isku afgartay muhiimadda ay leedahay tababbaridda diblomaasiyiinta kala heerarka duwan ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si sare loogu qaado heerkooda aqoonta iyo xirfadda.

21/09/2025

DALXIISKII UGU SHIDNAA SAFARKEEDA KAHOR FARXAD IYO MURUG🥹

16/09/2025

WAA IDINKA TAGAA MARKAAN DHAHAY WEY OYSAY FAADMA SORRY..😭

15/09/2025

MARYAN SIXUN AAN UGALAY SIDAAN IGAMA FILEENIN SORRY JAB AYAA NAGU DHACAY..😱

14/09/2025

HOOYO XALADEEDA MAFIICNA USOO DUCEEYA😭

12/09/2025

YAA NOLOSHA LAWADAAGI LAHEEN IYO QOFKQ GUURSAN DOONO..?

11/09/2025

CASUMAAD QURUX BADAN GURIGA SAAXIBTEE UGU SAMEESAY OMG BASHAALKA ADUUNKA😍

10/09/2025

SURPRISE AYUU UGU IMAADAY WAA AAMINI WEENAY OMG 😱

10/09/2025

Safiirka Dowlada Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Aljeeriya Danjire Yuusuf Axmed Xasan( Yuusuf Jeego) ayaa kulan muhiim la qaatay maanta Guddoomiyaha Aqalka sare ee dalka Aljeeriya Mudane Cazuuz Nasri, isagoo kala hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka qotada dheer ee labada dowladood ee Somaalia iyo Aljeeriya.

08/09/2025

SAALIM OO LOO DAQRAY DARTAYDA SAAN MA KAFILEEN OMG😢

06/09/2025

GURIGEENA CUSUB IYO ROUTINE KEENA FAADMA YARIISEY COD IISAARTAY MARKI UGU HOREESAY..😍

Address

Block E-28-06 Kl Traders Square Jalan Gomabk
Kuala Lumpur
53100

Telephone

+601128338800

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saxaaf Channel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Saxaaf Channel:

Share

Category

Our Story

farshaxan