Team Naar Naar

Team Naar Naar Independent Journalism. The Open Society Foundations support journalism that verifies, exposes, and explains the world around us, especially where trustworthy

Facebook wants to take Performance Bonus earnings to the moon by removing monthly limits. On Leap Day, Meta‘s monetization took a leap forward. The owner of Facebook, Instagram, and WhatsApp announced several changes for its Performance Bonus program, including the removal of a cap that limited the amount of money creators could earn in a single month.

26/04/2025

TEAM NAAR NAAR

Xasan Sheekh oo Somaliland burburiyay - Bankiyada lacag makuu taal By Dahir Alasow ?Sheekh Shariif iyo Xildhibaanadii ha...
26/08/2024

Xasan Sheekh oo Somaliland burburiyay - Bankiyada lacag makuu taal By Dahir Alasow ?
Sheekh Shariif iyo Xildhibaanadii hawiye oo shiray.
Deeqahii Somaliweyn oo Abgaal loo raray ?
Shiine Culay oo Qunsulka Emirate-ka loo magacaabay.
Wararka qubanaha Dahir Alasow oo xiisa badan
Join this channel to get access to perks:

Xasan Sheekh oo Somaliland burburiyay - Bankiyada lacag makuu taal By Dahir Alasow ?Sheekh Shariif iyo Xildhibaanadii hawiye oo shiray.Deeqahii Somaliweyn oo...

10/06/2024

Xaalku wuxuu gaaray, in Culumaa u suu, wal shaafto loo adeegsado xalaaleynta in dhulkii khabuuraha la faago.
Somalidu waxey illaaheey ka sugayaan inuu dhulka Nabad iyo Barwaaqo uga dhigo iyagoo wax caadiya u arka in maanta dowladii iibsatay khabuurahii.
Hala difaaco meeydka. hana loo daayo khabuurahooda.
Halagu banaanbaxo kuwaan culumadda sheegta ee lacagta yar iyo dhulka loo siiyay laaluushka.
Xasuuso, waagii meydka Ajakis laga saaraayay beentii uu warbaahinta u sheegay Afhayeenka Boliiska.
Bulshadda Banaadir oo dhan ayaa la sahminayaa, dalkana waxa ka socda dowlad maaha ee waa xaraash , dhul b**b, iyo in shaqsiyaad gaara ka tujaaraan.


**bQaran

08/06/2024

Somalia xaquuqul insaan k**a jiro, k**ana shaqeeyaan Hay'adaha xaquuqul insaanka!!

Madaxweyne Qoor Qoor oo booqasha ku jooga degaanka Docoley ee degmadda Cadaado .
07/06/2024

Madaxweyne Qoor Qoor oo booqasha ku jooga degaanka Docoley ee degmadda Cadaado .

02/06/2024

Gorayadu ilmaheeda
Aroorin bay dhigtaayoo
Aboodigu ku laayaa
Shimbirtuna aroosay
Ilaxidhoo ammaana bay
Ubadkeeda seexisaa

Kala awdan labaduye
Edebtiyo aqoontiyo
Asluubtay isku dhaafeen
Caqligii wanaagsani
Itaal in uu ka roon yahay
Bal eegoo u fiirsada

The ostrich places
Her young in the open
Where the hawk kills
But the small bird marries
And beds her young
In a nest that's safe

Different in size, the two
In manners, wisdom
And sense are opposite
See how good sense
Is superior to strength
And think on it.

Ilka weynow maroodigu
Araddaduu mirtaa buu
Cadawgu ku ugaadhaa
Aboorkuna duddumadaan
Aragnay buu dhistaayoo
Naftiisa ku ilaashaa

Kala awdan labaduye
Edebtiyo aqoontiyo
Asluubtay isku dhaafeen.
Caqligii wanaagsani
Itaal in uu ka roon yahay
Bal eegoo u fiirsada

The elephant with large tusks
Grazes at night in land
Where the enemy hunts him
But the termite builds
The mound we see
Protects himself within it.

Different in size, the two
In manners, wisdom
And sense are opposite
See how good sense
Is superior to strength
And think on it.

Ma og tihiin sagaaradu
Awaarahay qoddaayoo
Saaladeeda ku aastaa
Libaaxuna ma asturee
hilimaduu ka arooruu
Digadiisa ku aslaa

Kala awdan labaduye
Edebtiyo aqoontiyo
Asluubtay isku dhaafeen
Caqligii wanaagsani
Itaal in uu ka roon yahay
Bal eegoo u fiirsada.

Adres

Ottorring 7
Breda
4817GR

Telefoon

+31684049588

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Team Naar Naar nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar Team Naar Naar:

Delen