Qurbo Films

Qurbo Films Kusoo Dhawaada Page Kayga Kala Socda Raaxada Guurka Iyo Arrimaha Bulshada.

Ilmi Ahmed is a passionate educator and mental health advocate with a Master's degree in Psychology and Well-being. He graduated from Amoud University in Borama and also pursued studies at Golis University in Hargeisa. With a deep commitment to empowering individuals through education, Professor Ilmi focuses on topics related to psychological growth, emotional health, personal development, and com

munity education. His goal is to inspire positive change in people’s lives through awareness, knowledge, and mental strength.

23/04/2026

Somalia muddo ka badan 30 sano waxay ku jirtaa qalalaase joogto ah, halkii ay ka soo kaban lahaydna xaaladdu way sii xumaanaysaa.

Dagaallo sokeeye, qabyaalad iyo isqabqabsi joogto ah
Abaaro, gaajo, iyo biyo la’aan baahsan
Tahriib iyo burbur bulsho
Hoggaan ku lug leh musuq-maasuq iyo hanti-boob
Hoos u dhac ku yimid midnimada iyo qiimaha wadaniyadda Dhibaatooyinkan is biirsaday waxay dhaawaceen horumarka dalka, waxayna keeneen niyad jab guud oo ku saabsan mustaqbalka iyo hogaaminta.

23/01/2026

Geeljirahaa caafimaadka u dareemayo bal qiyaas

Haddaan ku iraah wax iga dalbo Maxad jeclan lahayd booweFollow garee bogeena waxam  bilaabi doonaa arimaha raaxada guurk...
02/01/2026

Haddaan ku iraah wax iga dalbo Maxad jeclan lahayd boowe
Follow garee bogeena waxam bilaabi doonaa arimaha raaxada guurka iyo jecelka.

Qaramada midoobey o soo saartay in 2 wadan loo kala aqoon sado Palestine iyo Israel. Waxa u codewyay in la aqoonsado Pal...
12/09/2025

Qaramada midoobey o soo saartay in 2 wadan loo kala aqoon sado Palestine iyo Israel.
Waxa u codewyay in la aqoonsado Palestine 142 dal.

12/09/2025
21/07/2025

Waa adduunyo kii qaldanaa kii saxsanaa la yaaban yahay .😄

19/07/2025
19/07/2025

Luuleey ,,

Adres

Breda

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Qurbo Films nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar Qurbo Films:

Delen