Dahir Alasow Sirdoon Tv

Dahir Alasow Sirdoon Tv A free press gives people the information they need to participate in the issues shaping their lives. But press freedom is at a low ebb.

Research by Freedom House shows that less than 20 percent of the world now benefits from a truly independent media.

04/09/2026

Duqeyntii Taliye Shub ? Madaxweynaha Kenya oo ku dhawaaqay in la xirayo ganacsiga Somalida ?

04/09/2026
03/09/2026

Baydhabo ma xoog ayuu ku heysan karaa Aadan Madoobe ?

03/09/2026

Hooyo da’yar oo dhashay mataano, 3 Caruur Eh balse aan haysan wax ay cunto. Fadlan aan u gurmano hooyadan iyo carruurteeda, oo aan caawino inta aan awoodno.

03/09/2026

🚨 WAR DEG-DEG AH | BAYDHABO

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in maanta markale uu ka qarxay dagaal xooggan.

Sida ay ilo ku sugan magaalada noo xaqiijiyeen, waxaa gudaha Baydhabo laga maqlayaa dhawaqa hubka culus iyo rasaasta, iyadoo xaaladda amni ee magaalada ay tahay mid kacsan.

Wararka hordhaca ah ayaa tilmaamaya in ciidamo taageersan Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ay weerar qaadeen.

Ilaa hadda, ma cadda khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalka iyo xaaladda dadka shacabka ah.

Warkan waa mid hordhac ah, waxaana la soconaa xogta cusub ee kasoo baxaysa Baydhabo.

02/09/2026

Qandaraaska Sheekh Shaakir ee Galmudug ? shalay Cabdikariim Guled iyo Xaaf ? maantana Lii Power ?

01/09/2026

Dowladda Ethiopia oo Xabsiga u taxaabtay 316 Askari oo ka tirsan Ciidanka xooga dalka Somalia ?

31/08/2026

Gabdha Somalia oo caana ayaa isku dagaalay nin Ajnabi Pakistani ah Muqdisho ? Fadeexad iyo ceebtii aduunka ayaa dhacday

31/08/2026

Mama Ijaabo oo 1000 ka Shilling kuSswirneyd ayaa Cagaftii Xasan sheekh ka dumisay gurigeedii !!??

Adres

Breda

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Dahir Alasow Sirdoon Tv nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Snelkoppelingen

Delen