Soo shido Shaxda kusoo shir tagi lahayd season ka ? Hadaa igu raacsan tahay waa kuugu raacsanahay soo dheh
28/08/2026
Matchday: Manchester city maalinta ay ciyaareyso way ka duwan tahay maalmaha kale
Saadaasha kulan ka caawa?
27/08/2026
Manchester city ku adkeeya ayay is dhaheen lakin ma ogo in labadaas kooxood ay macaamiil u yihiin Enzo Maresca min 3-0 uu soo diray😊
27/08/2026
Manchester city yarkaan mee tijaabiso waa dooq fudud oo raqiis ah inti £80m looga cuni lahaa Imaan indaayi. Boosas badan looga faaideysa karaa
26/08/2026
Official: Ayyub Bouadi waa Manchester city player ugu danbeen kooxda ayaa ku dhawaaqday
Video giisa waa inoo berri inshalah welcome to city
26/08/2026
Sheekadi Ayyub oo kale Enzo Fernandez dalabka waa la diri rabaa Goor dhow ayay nafta nooga qaadeen
Fabrizio waaba faataale marki cabaar la joogo uu repost kuu soo dhahaa intaas le ku celcelinaa😂
Naga soo dhameeya 😁
26/08/2026
Marc Guehi haduu cadaan ahaan lahaa xiligan Iniesta iyo Xavi lagu soo qaban lahaa laakin sorry waa cidaheena kalar kiisa ayay ku ciileen.
Ma jeclaa laheyd in Jhon stones role kiisa 2023 ki laga ciyaarsiiyo mise in toos Qadka dhexe loogu daro?
25/08/2026
Official: Nico orielly ayaa ku guuleystay da’yarka sanadka abaalmarinta ay bixiso PFA [YPOTY]
Wuxuu h**ey usoo qaaday abaalmarinta da’yarka ugu fiican season ka premier league ga isaga oo ka ciyaarayo boos ka duwan booskiisa saxda ah
Congrats kid Another talent from CFA 💙🫡
25/08/2026
Enzo Fernandez oo yes dhahay project ga kooxda Manchester city. Maxaa la filan karaa Waa iska wada ogtihiin sooma ahan?
Enzo Maku soo bixi karaa project ga City?
24/08/2026
Enzo Fernandez Manchester City iyo Chelsea:
Manchester City waxay doonaysaa inay soo gaba gabeyso saxiixa Enzo inta aan la gaarin weekend ga inkasto ay Chelsea ku adkeysaneyso inay dalbato qiimo sare si ay u fasaxdo super star keeda
Sababaha Man city uga daahday deal kan waa in marka h**e rabtay inee iska saarto ciyartoyda uusan dooneynin Enzo Maresca kadibna kooxda u keenaan Enzo kooxda oo heysato cash fiican
Dhanka Chelsea waxay Goor h**e sii diyaarsatay bedelkiisa waxaana kamid ah dooq yadeeda Camavinga oo h**ey macalin alonso ugu maamulay madrid
Deal kan wuu isku xiriiraa waxaana waajib ah in marka h**e Chelsea hormar ka sameyso camavinga ama laacibka ay beddelka uga dhigeyso Enzo
Waqtiga wuu is gurayaa 6maalmood lee ka haray suuqa
Be the first to know and let us send you an email when Abdimajid Mo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.