Radio Gaalkacyo

  • Home
  • Radio Gaalkacyo

Radio Gaalkacyo Radio Gaalkacyo waa idaacadii saddexaad ee laga furay Soomaaliya. sanadkii 1993.

Radio Gaalkacyo Idaacadda Bulshada, kala soco warar xaqiiqo ah oo dhex-dhexaad ah misana dhammeystiran.

Nairobi:- Wafti ganacsato iyo Siyaasiyiin ah oo ka qeybgalya Shirka Hormarinta Gobalka Mudug ayaa goordhow ka Soo kiciti...
26/07/2025

Nairobi:- Wafti ganacsato iyo Siyaasiyiin ah oo ka qeybgalya Shirka Hormarinta Gobalka Mudug ayaa goordhow ka Soo kicitimay Magaalada Nairobi

Mudug:-Wufuud kala duwan ayaa si isdaba joog ah ugu soo qulqulaya magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo ka kala imaanaya gudaha...
25/07/2025

Mudug:-Wufuud kala duwan ayaa si isdaba joog ah ugu soo qulqulaya magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo ka kala imaanaya gudaha dalka iyo dibaddiisa. Ujeedadoodu waa ka qaybgalka shirka horumarka gobolka Mudug, kaas oo la qorsheeyay inuu qabsoomo 30-ka bishan

Puntland ayaa gacanta ku dhigtay Abdiweli Mohamed Aw Yusuf  oo ahaa Madaxii maaliyadda kooxda ISIS Soomaaliya  ahaana wa...
25/07/2025

Puntland ayaa gacanta ku dhigtay Abdiweli Mohamed Aw Yusuf oo ahaa Madaxii maaliyadda kooxda ISIS Soomaaliya ahaana wakiilka Ajaanibta Daacish iyo labo xubnood oo kale sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday hawlgalka Hilaac
Waaberi Dhagajuun

24/07/2025

"Adkaysiga waxaa qayb ka ah in aad leedahay mabda' adag, anniga laba rajiin baa mucaarad ku ahaa" Xildh Cabdiraxman Cabdishakuur.

24/07/2025

"Kabka miisaaniyidda 53.6% ayuu iska dhimay taagaaradii hey’adaha maanan helin" Wasiirka maaliyada Pl maxamed Faarax

24/07/2025

"Dadka Soomaliyeed Naar bay ku jiraan Hawiye Daarood, iyo Isaaq ..."AHUN Cabdiqaadir Yaxye.

24/07/2025

Qab iyo quwad muuqaal ka yimid calmiskaada.

24/07/2025

Siyaasi Dhoore "Shirka Lascanood midnimada Harti baa larabaa in lagu dhibaateyo...."

Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee Gol...
24/07/2025

Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo diiradda lagu saaray qodobo ay kamid yihiin xaaladda Gobolka Gedo iyo duulaanka qaawan ee Taliska eedaysane Xasan Sheekh Maxamuud ay ka wadaan deegaanada Jubaland.

Dhinaca kale, kulanka waxay Golaha Wasiirradu ku meelmariyeen xeerka cusub ee Gaadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Jubaland, kaas oo ay soo gudbisay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada.

DHAMMAAAD.

Madaxweyne ku-xigeenkii h**e ee dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa kulan k...
24/07/2025

Madaxweyne ku-xigeenkii h**e ee dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa kulan ka yeeshay xaaladda maamulka KHATUMO.

23/07/2025

MW Axmed Madobe"Xamsow kajoog ina Dagal Jubbaland kusoo qaado Xasan wixii ku dhacay ka barro shalay kuwa Kaa h**eeyay...."

WAR-SAXAFADEED : XAALADDA MARKABKA MV SEA WORLD . 23 JULY 2025 :
23/07/2025

WAR-SAXAFADEED : XAALADDA MARKABKA MV SEA WORLD .

23 JULY 2025 :

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Gaalkacyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Radio Gaalkacyo:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share