Jaaliyada Guud Ee Hawiye

Jaaliyada Guud Ee Hawiye waaga media waxaad kaheleysaa wararka iyo sheekooyinka la xariira arimaha bini aadimimada ku soo biir oo like dheh Page-kan

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY KU-SIMAHA WAKIILKA GAARKA AH EE XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY ...
28/05/2024

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY KU-SIMAHA WAKIILKA GAARKA AH EE XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY

Muqdisho, May 28, 2024 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Ku-simaha cusub ee Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay uu u soo magacaabay dalkeenna mudane James Swan.

Kulankan ayaa looga hadlay dardargelinta iskaashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, gaar ahaan dhinacyada bini’aadantinimada, nabadda, iyo amniga.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Danjire James Swan la wadaagay dadaallada dowladdu ay ku bixinayso dagaalka ka dhanka ah argagixisada, kobcinta dhaqaalaha, iyo horumarinta dalka, isaga oo u rajeeyay in uu si hufan u guto waajibaadkiisa cusub.

War wayn: Sacuudiga oo ku dhawaaqay in maalinta  Bari ah ay Ramadaan tahay.Ramadaan Mubaarak walaalayaal.
10/03/2024

War wayn: Sacuudiga oo ku dhawaaqay in maalinta Bari ah ay Ramadaan tahay.

Ramadaan Mubaarak walaalayaal.

WAR DEGDEG AH:- Dab xoog badan ayaa ka kacay Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho. Dabka ayaa qabsaday goobo ganacsi oo ku yaalla...
10/03/2024

WAR DEGDEG AH:- Dab xoog badan ayaa ka kacay Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho. Dabka ayaa qabsaday goobo ganacsi oo ku yaalla Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha oo Xamar ku yaalla.

Muuqaallo la soo duubay oo aanu aragnay ayaa muujinaya baaxad lixaad leh oo ah qasaaraha dabku geystay, illaa hadda wax gurmad ah oo Bakaaro gaaray majiro. Aagga Suuqa lagu iibo dallaga dalka ayuu dabku u badan yahay.

Maadaama aan la heyn dowlad dadkeeda u gurmanaysaa waxaan Shacabka nagu xiran ku boorinaynaa iney ka qeyb qaataan daminta dabka intii karaankooda ah iyagoo tagaya halka Dabku qabsaday.

        Ma ogtahay Degmada ugu Qurxoon Muqdisho inay tahay Degmada Hodan oo Su’aal k**a taagna middaas.Sawirkaan goordho...
09/03/2024


Ma ogtahay Degmada ugu Qurxoon Muqdisho inay tahay Degmada Hodan oo Su’aal k**a taagna middaas.

Sawirkaan goordhow ayaa dabka laga soo qaaday 📸 Ma ogtahay Degmada ugu Qurxoon Muqdisho inay tahay Degmada Hodan oo Su’aal k**a taagna middaas.

Sawirkaan goordhow ayaa dabka laga soo qaaday 📸

HirShabeelle ayaa noqotay maamulkii ugu horreeyay ee qabta shir kulmiyay guddoomiyaasha degmooyinka, kuwa Gobalada, Wasi...
29/02/2024

HirShabeelle ayaa noqotay maamulkii ugu horreeyay ee qabta shir kulmiyay guddoomiyaasha degmooyinka, kuwa Gobalada, Wasiirada, Baarlamaanka, MD ku xigeenka iyo Madaxweynaha.

Saraakiil ka socotay beesha caalamka iyo deeq bixiyaasha ayaa sidoo kale goob joog ahaa waxaana caawa lasoo gaba-gabeeyay shirkii soo socday muddo 4 maalmood ah.

Xayaat Waa Hanti Hawiye Oo Waa Hantida Moqdisho, Ninkii Ama Shaqsiga Kaxaday klipkaan Amar Waa In Qodobka 12¥₩¿☆ Farqadi...
27/02/2024

Xayaat Waa Hanti Hawiye Oo Waa Hantida Moqdisho, Ninkii Ama Shaqsiga Kaxaday klipkaan Amar Waa In Qodobka 12¥₩¿☆ Farqadiisa 《D》lagu Qaadaa. Gulayso Xayaat Qurux farxada Badan Marwalba Insh Allah Garabkaga Ayaa Nahay Ogow

Adresse

Sinsenveien 64 C
Oslo
0586OSLO

Nettsted

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når Jaaliyada Guud Ee Hawiye legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Del

waagamedia

waagamedia waxaad kaheleysaa wararka iyo sheekooyinka la xariira arimaha bini aadimimada ku soo biir hadii aad kaheshey